{"id":129976,"date":"2019-06-30T16:51:13","date_gmt":"2019-06-30T14:51:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=129976"},"modified":"2019-06-30T16:51:13","modified_gmt":"2019-06-30T14:51:13","slug":"puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/","title":{"rendered":"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland.<\/p>\n<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya Somaliland laga qaado Canshuur 100%. oo Dhamaystiran.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa lagu amray in badeecadaha an daruuuriga aheyn ee ka yimaada deegaanada Soomaaliland laga qaado canshuur laba-jibbaaran oo u dhiganta 200%, si ay u yaraato badeecadaha dhinaca Soomaaliland uga yimaado Puntland.<\/p>\n<p><strong>Hoos Ka Akhriso Wareegtada Wasiirka Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland.<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Canshuurta.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-129977\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Canshuurta.jpg\" alt=\"\" width=\"540\" height=\"756\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Canshuurta.jpg 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Canshuurta-214x300.jpg 214w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129978,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-129976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-30T14:51:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/\",\"name\":\"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-30T14:51:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg\",\"width\":3000,\"height\":2000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-30T14:51:13+00:00","og_image":[{"width":3000,"height":2000,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/","name":"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg","datePublished":"2019-06-30T14:51:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/IMG_0242.jpg","width":3000,"height":2000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-oo-canshuurta-xad-dhaaf-ah-saartay-badeecadaha-laga-keeno-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland oo Canshuurta xad dhaaf ah saartay badeecadaha laga keeno Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129976"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=129976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":129979,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/129976\/revisions\/129979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=129976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=129976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=129976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}