{"id":130010,"date":"2019-06-30T23:40:26","date_gmt":"2019-06-30T21:40:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130010"},"modified":"2019-06-30T23:40:26","modified_gmt":"2019-06-30T21:40:26","slug":"kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug.<\/p>\n<p>Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi iyo Koofur ayuu sheegay wixii berri ka dambeeya amniga Dhuusamareeb la wareegayaan Hey\u2019addaha Amniga dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>\u201c\u201dHay\u2019adaha Amniga Dowladda Federalka ah waa in laga bilaabo beri u diyaar garoobaan sugida Amniga Caasimadda Galmudug, Ciidama Ahlusuna ee aan ognahay kana dharagsanahay Juhdigii aay galiyeen nabadda ka jirta deegaanadaan, waa ineey u diyaar garoobaan laga bilaabo bari in la qarameeyo oo tababar loo furo\u201d Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Labadan qodob ayaa ka mid ahaa qodobada sida aadka ah looga dhur sugayay inay aqbalaan Ahlusuna, kaddib wada hadalo aan kala joogsi laheyd oo Wafdiga Ra\u2019iisul Wasaaraha kula jireen Madaxda Ahlusuna.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Sheekh Shaakir oo ka mid ah Madaxda Ahlusuna ayaa dhankiisa aqbalay in hey\u2019addaha Amniga dowladda Federaalka ay la wareegaan amniga magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug. Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi iyo Koofur ayuu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug. Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi iyo Koofur ayuu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-30T21:40:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1010\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"datePublished\":\"2019-06-30T21:40:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"width\":1010,\"height\":796},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inay ka furan tahay gogosha dib u heshiisiinta, ayna ka dhici doonto doorashada Madaxda Galmudug. Isagoo jeedinayay khudbadda munaasabadda 1-da Luulyo ee 59-sano guurada ka soo wareegatay markii Gobolada Koofureed Xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga iyo is raacii waqooyi iyo Koofur ayuu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-30T21:40:26+00:00","og_image":[{"width":1010,"height":796,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/","name":"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","datePublished":"2019-06-30T21:40:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","width":1010,"height":796},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-heyadda-amniga-dowladda-federaalka-ayaa-sugaya-amniga-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre \u201cHey\u2019adda Amniga dowladda Federaalka ayaa sugaya amniga Dhuusamareeb\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130010"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130010"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130010\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130011,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130010\/revisions\/130011"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}