{"id":130012,"date":"2019-06-30T23:47:08","date_gmt":"2019-06-30T21:47:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130012"},"modified":"2019-07-01T09:28:14","modified_gmt":"2019-07-01T07:28:14","slug":"ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/","title":{"rendered":"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ka howlgalaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa hadalkan ka sheegay goor dhoweyd Munaasabad xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dhinacooda diyaar u yihiin si magaalada Dhuusamareeb ay noqoto meel loo wada siman yahay ay ka howlgalaan Hay\u2019adaha nabadgelyada dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug, wuxuuna caddeeyay inay magaalada amnigeeda ku wareejinayaan dowladda federaalka iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Hadalka Shiikh Shaakir ayaa ku soo beegmay xili maamulka Galmudug iyo dowlada federaalka ay maalmo ka hor isku raaceen in la qabto bishan gudaheeda doorashada Galmudug, loona dhiso maamul mideysan, iyadoo dhinaca kale la soo afjaray khilaafkii mudada sanadka ah jiray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-130012-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-shaacisay-in-Dhuusamareeb-ay-ka-howlgalayan.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-shaacisay-in-Dhuusamareeb-ay-ka-howlgalayan.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Dhageyso-Galmudug-oo-shaacisay-in-Dhuusamareeb-ay-ka-howlgalayan.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ka howlgalaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Sheekh Shaakir ayaa hadalkan ka sheegay goor dhoweyd Munaasabad xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa uu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130013,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ka howlgalaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Sheekh Shaakir ayaa hadalkan ka sheegay goor dhoweyd Munaasabad xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa uu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-06-30T21:47:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-01T07:28:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/\",\"name\":\"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-06-30T21:47:08+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-01T07:28:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon","og_description":"Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inay diyaar u yihiin inay hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda Federaalka iyo maamulka Galmudug ka howlgalaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Sheekh Shaakir ayaa hadalkan ka sheegay goor dhoweyd Munaasabad xuska maalinta xoriyadda ee 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa uu sheegay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-06-30T21:47:08+00:00","article_modified_time":"2019-07-01T07:28:14+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/","name":"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg","datePublished":"2019-06-30T21:47:08+00:00","dateModified":"2019-07-01T07:28:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/shaakir-2.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-aqbashay-in-amniga-dhuusamareeb-lagu-wareejiyo-ciidamada-dowladda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu Sunna oo aqbashay in amniga Dhuusamareeb lagu wareejiyo ciidamada Dowladda+COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130012"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130012"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130017,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130012\/revisions\/130017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130013"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}