{"id":130178,"date":"2019-07-02T09:13:23","date_gmt":"2019-07-02T07:13:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130178"},"modified":"2019-07-02T09:13:23","modified_gmt":"2019-07-02T07:13:23","slug":"taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in Magalada Dhuusamareeb ay gaaraan wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya sida ay Wardoon u sheegeen dad xog-ogaal ah.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha Ciidamada, Millateriga, Booliska iyo Asluubta ayaa lagu wadaa inay tagaan Magalada dhuusamareeb,waxaana Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu maalma ka hor sheegay in hay\u2019adaha Amniga dowladda Federaalka ka howlgeli doonaan Magalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya lagu wareejin doono Ciidamada Ahlusunna eek u biiray Galmudug si loogu biiriyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya loona qarameeyo.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa aaminsan in hadii shaarka loo bedelo kaliya Ciidamada Ahlusunna ee aan tababaro iyo isku-shaandheyn kale aan la sameyn ay weli muuqato awooda Maamulkii Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ku leeyahay Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Madaxda Ahlusunna oo uu ugu horeeyo Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa habeen ka hor shaaciyay in hay\u2019adaha Amniga Dowladda Federaalka ay ka howlgeli karaan Magalada Dhuusamareeb oo la filayo inay dhawaan ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in Magalada Dhuusamareeb ay gaaraan wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya sida ay Wardoon u sheegeen dad xog-ogaal ah. Taliyeyaasha Ciidamada, Millateriga, Booliska iyo Asluubta ayaa lagu wadaa inay tagaan Magalada dhuusamareeb,waxaana Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu maalma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130179,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in Magalada Dhuusamareeb ay gaaraan wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya sida ay Wardoon u sheegeen dad xog-ogaal ah. Taliyeyaasha Ciidamada, Millateriga, Booliska iyo Asluubta ayaa lagu wadaa inay tagaan Magalada dhuusamareeb,waxaana Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu maalma [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-02T07:13:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"637\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"517\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"datePublished\":\"2019-07-02T07:13:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png\",\"width\":637,\"height\":517},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in Magalada Dhuusamareeb ay gaaraan wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya sida ay Wardoon u sheegeen dad xog-ogaal ah. Taliyeyaasha Ciidamada, Millateriga, Booliska iyo Asluubta ayaa lagu wadaa inay tagaan Magalada dhuusamareeb,waxaana Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre uu maalma [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-02T07:13:23+00:00","og_image":[{"width":637,"height":517,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/","name":"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","datePublished":"2019-07-02T07:13:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/big-news.png","width":637,"height":517},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaal-ciidan-oo-maanta-tagaya-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyayaal ciidan oo Maanta tagaya Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130178"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130180,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130178\/revisions\/130180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130179"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}