{"id":130298,"date":"2019-07-03T09:37:19","date_gmt":"2019-07-03T07:37:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130298"},"modified":"2019-07-03T09:37:19","modified_gmt":"2019-07-03T07:37:19","slug":"soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/","title":{"rendered":"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday Libya ay ku dhinteen afartan ruux oo soo galooti ah kuwaasoo ku jirey xero ku taal bariga magaalada Tripoli.<\/p>\n<p>Duqeyntan ayaa sidookale la sheegay inay ku dhaawacmeen 80 ruux iyadoo dhammaan dadka waxyeeladu soo gaartay ay ahaayeen dadka soo jeeda qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Wararku waxa ay intaa ku darayaan in dadka wax ku noqday ay ku jiraan Soomaali dooneysay inay u tahriibaan wadamada Yurub.<\/p>\n<p>Cusmaan Cali oo ah afhayeenka shaqaalaha gurmadka degdegga ah ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in 120 soo galooti ah ay gaajaysnaayeen marka ay duqayntu haleeshay.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray nin laga yaabo in geeridu ay intan ka badato \u201cmaadaama oo tirada la shaaciyay aysan kama dambays ahayn\u201d.<\/p>\n<p>Dawladda ay Qaramada Midoobay taageersan tahay ee uu hoggaamiyo Ra\u2019iisulwasaare Fayez al-Serra, ayaa weerarkaas oo Arbacadii dhacay ku eedaysay ciidammada isku sheega Milatariga Qaranka Liibiya<\/p>\n<p>Ciidammadaas waxaa hoggaamiya ninka awoodda badan ee Khaliifa Haftar oo aagga uu weerarku ka dhacay kula dagaalamaya ciidammada dawladda caalamku aqoonsan yahay.<\/p>\n<p>Isniintii ayay ku dhawaaqeen in ay weerarro culus oo dhanka cirka ah qaadi doonaan iyaga oo bartilmaameedsan doona bartilmaameedyo Tripoli ku yaalla ka dib markii la soo afmeeray noocyadii \u201cla yaqaannay\u201d ee dagaalka.<\/p>\n<p>Balse afhayeen u hadlay ciidammada janaraal Khaliifa Xaftaar ayaa diiday in ciidammadoodu ay duqeeyeen xarunta lagu hayo dadka soo galootiga ah.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-130298 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/_107724460_mediaitem107724459\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/_107724463_055054410-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"624\" height=\"351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724463_055054410-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724463_055054410-1.jpg 624w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724463_055054410-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/fsfg\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/fsfg.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/fsfg.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/fsfg-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday Libya ay ku dhinteen afartan ruux oo soo galooti ah kuwaasoo ku jirey xero ku taal bariga magaalada Tripoli. Duqeyntan ayaa sidookale la sheegay inay ku dhaawacmeen 80 ruux iyadoo dhammaan dadka waxyeeladu soo gaartay ay ahaayeen dadka soo jeeda qaaradda Afrika. Wararku waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130299,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130298","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday Libya ay ku dhinteen afartan ruux oo soo galooti ah kuwaasoo ku jirey xero ku taal bariga magaalada Tripoli. Duqeyntan ayaa sidookale la sheegay inay ku dhaawacmeen 80 ruux iyadoo dhammaan dadka waxyeeladu soo gaartay ay ahaayeen dadka soo jeeda qaaradda Afrika. Wararku waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-03T07:37:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/\",\"name\":\"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-03T07:37:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon","og_description":"Wararka ka imanaya dalka Libya ayaa sheegaya in duqeyn ka dhacday Libya ay ku dhinteen afartan ruux oo soo galooti ah kuwaasoo ku jirey xero ku taal bariga magaalada Tripoli. Duqeyntan ayaa sidookale la sheegay inay ku dhaawacmeen 80 ruux iyadoo dhammaan dadka waxyeeladu soo gaartay ay ahaayeen dadka soo jeeda qaaradda Afrika. Wararku waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-03T07:37:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/","name":"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg","datePublished":"2019-07-03T07:37:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/107724460_mediaitem107724459.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaali-badan-oo-kudhimatay-libiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaali badan oo kudhimatay Libiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130298"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130302,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130298\/revisions\/130302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130299"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}