{"id":130363,"date":"2019-07-04T09:00:46","date_gmt":"2019-07-04T07:00:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130363"},"modified":"2019-07-04T09:00:46","modified_gmt":"2019-07-04T07:00:46","slug":"ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/","title":{"rendered":"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga  ogolaaday Baarlamaanka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay gaareen heshiisyo hoose oo ku aadan dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo wadahadalo waqti badan qaatay maalmahan ku lahaa Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay isku afgarteen qodobo dhowr ah oo horey culeesyo uga jireen.<\/p>\n<p>Qodobada labada dhinac ku heshiiyeen ayaa waxaa kamid ah in Ahlu Sunna qoondo muuqata ku yeelato maamulka cusub ee Galmudug loo dhisayo gaar ahaan Baarlamaanka , Xukuumada iyo ciidamada.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna ayaa dalbatay in Baarlamaanka Galmudug yeelanayo oo la filayo in uu noqdo 89-Xildhibaan ku yeelato kala bar , hasa ahaatee waxaa markii dambe lagu qanciyay in ay qaadato 30-ilaa 35 Xildhibaan oo dhinaceeda ka imaanaya.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale sheegaya in Ahlu Sunna loo ogolaaday in talo iyo tusaalo ku yeelato doorashooyinka ka dhacaya magaalada Dhuuso Mareeb ee lagu soo dooranayo Baarlamaanka iyo Hogaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna ayaa dhankeeda ogolaatay shuruudihii dowlada ku xirtay ay kamid ahaayeen in ay ciidankeeda wareejiso, in amaanka magaalada Dhuuso Mareeb la wareegaan ciidamada dowlada federaalka iyo qodobo kale oo laga dalbaday.<\/p>\n<p>War Murtiyeed aan lagu wada qeexeyn heshiiska dowlada Federaalka iyo Ahlu Sunna ayaa laga yaabaa in laga soo saaro wadahadaladii ay yeesheen Wafdiga Ra\u2019isul Wasaare Kheyre iyo hogaanka kooxda Ahlu Sunna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay gaareen heshiisyo hoose oo ku aadan dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo wadahadalo waqti badan qaatay maalmahan ku lahaa Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay isku afgarteen qodobo dhowr ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130364,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130363","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay gaareen heshiisyo hoose oo ku aadan dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo wadahadalo waqti badan qaatay maalmahan ku lahaa Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay isku afgarteen qodobo dhowr ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-04T07:00:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/\",\"name\":\"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-04T07:00:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon","og_description":"Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ay gaareen heshiisyo hoose oo ku aadan dhismaha maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdigiisa oo wadahadalo waqti badan qaatay maalmahan ku lahaa Dhuuso Mareeb ayaa la sheegay in ay isku afgarteen qodobo dhowr ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-04T07:00:46+00:00","og_image":[{"width":960,"height":639,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/","name":"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg","datePublished":"2019-07-04T07:00:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/65273180_2062043214098815_4459709313622999040_n.jpg","width":960,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-xubno-dheeri-ah-looga-ogolaaday-baarlamaanka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu Sunna oo Xubno dheeri ah looga ogolaaday Baarlamaanka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130363"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130363"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130363\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130365,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130363\/revisions\/130365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130364"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130363"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130363"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130363"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}