{"id":130442,"date":"2019-07-05T08:55:47","date_gmt":"2019-07-05T06:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130442"},"modified":"2019-07-05T08:55:47","modified_gmt":"2019-07-05T06:55:47","slug":"al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo shan nin kale  ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda)"},"content":{"rendered":"<p>Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado shisheeye iyo qaar ka mid ah Maamulada ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>War ay baahisay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ragga la dilay laba ka mid ah ay basaasiin u ahaayeen sirdoonka Mareykanka ayna dayuuradaha Drone-ka ku hagayeen saraakiisha kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qaadiga Maxkamadda Al-Shabaab ayaa fagaaraha ka akhriyay magacyada raggan lagu eedeeyey basaasnimada oo sida muuqata ka tirsanaa dagaalyahanada kooxdaas, waxayna kala yihiin.<\/p>\n<p><strong>1-Maxamuud Bashiir Hilowle oo 22 jir ah waxaa lagu eedeeyey inuu u shaqeynayay sirdoonka Mareykanka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>2-Cabdixakiin Xuseen Cabdi Nuur oo 23 jir ah waxaa lagu eedeeyey inuu u basaasayay Maamulka Jubaland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>3-Cabdiraxiim Axmed Yusuf oo 26 jir ah wuxuu u shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>4-Isxaaq Cabdullahi Xasanow oo 29 jir ah wuxuu Basaas u ahaa Maamulka Koonfur galbeed sida ay sheegtay Al-shabaab<\/strong><\/p>\n<p><strong>5-Idiris Yuusuf dhallin oo 37 jir ah wuxuu u shaqeynayay Bangaraafta Mareykanka sida uu sheegay qaadiga.<\/strong><\/p>\n<p>Waa maalintii labaad oo si xiriir ah ay Al-Shabaab ugu toogato gobolka Jubada dhexe dad lagu eedeeyey basaasnino, waxaana dadka ay Al-shabaab labadii maalmood ee la soo dhaafay dilka ku fuliyeen ay gaarayaan 10 qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado shisheeye iyo qaar ka mid ah Maamulada ka jira Soomaaliya. War ay baahisay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ragga la dilay laba ka mid ah ay basaasiin u ahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130443,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130442","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado shisheeye iyo qaar ka mid ah Maamulada ka jira Soomaaliya. War ay baahisay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ragga la dilay laba ka mid ah ay basaasiin u ahaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-05T06:55:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"820\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-05T06:55:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg\",\"width\":1412,\"height\":820,\"caption\":\"Al Shabaab's military spokesman Sheik Abdul Asis Abu Muscab issues a statement south of capital Mogadishu October 19, 2011. Kenyan and Somali forces were poised to close in on Islamist rebels in their southern strongholds as Paris announced that a Frenchwoman, whose kidnapping spurred Kenya's cross-border incursion, had died. REUTERS\/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: MILITARY POLITICS)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon","og_description":"Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado shisheeye iyo qaar ka mid ah Maamulada ka jira Soomaaliya. War ay baahisay Warbaahinta taageerta Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ragga la dilay laba ka mid ah ay basaasiin u ahaayeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-05T06:55:47+00:00","og_image":[{"width":1412,"height":820,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/","name":"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda) - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg","datePublished":"2019-07-05T06:55:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Al-shabaab-spokesperson.jpg","width":1412,"height":820,"caption":"Al Shabaab's military spokesman Sheik Abdul Asis Abu Muscab issues a statement south of capital Mogadishu October 19, 2011. Kenyan and Somali forces were poised to close in on Islamist rebels in their southern strongholds as Paris announced that a Frenchwoman, whose kidnapping spurred Kenya's cross-border incursion, had died. REUTERS\/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: MILITARY POLITICS)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-shan-nin-kale-ku-toogatay-goob-fagaare-ah-magacyadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo shan nin kale ku toogatay goob fagaare ah +(Magacyadooda)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130442"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130442"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130444,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130442\/revisions\/130444"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130443"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}