{"id":130471,"date":"2019-07-05T11:32:44","date_gmt":"2019-07-05T09:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130471"},"modified":"2019-07-05T11:32:44","modified_gmt":"2019-07-05T09:32:44","slug":"mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/","title":{"rendered":"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ciidamada Suudaan ayaa heshiis awood qaybsi ah la gaaray xulafada mucaaradka inta ay dalka doorasha ka dhaceyso.<\/p>\n<p>Kooxda Wada xaajoodka ka dhex wada labada dhinac waxa ay sheegeen iney awoodaha ugu sarreeya dalka wareegta ka dhigaan.<\/p>\n<p>Ururka Midowga Afrikana wuxuu sheegay iney labada dhinac ku heshiiyeen in la dhiso dowlad madax bannaan iyo in la baaro rabshadihi toddobaadyadii ugu dambeeyey dhacayey iyo dhibaatooyinka ka dhashay.<\/p>\n<p>Warka ku saabsan heshiiska labada dhinac ay gaareen markii la shaaciyey waxaa waddooyinka dalkaasi isugu soo baxay dadweyne heshiiska ku faraxsan.<\/p>\n<p>Xaaladda dalka Suudaan ayaa cakirneyd tani iyo marka xilka laga tuuray madaxweynihi hore ee Suudaan Omar al-Bashir bishii April ee sanadkan.<\/p>\n<p>Mudaharaadyada dalka Suudaan ka socday ayaa ahaa mid looga soo horjeeday xukunka Mr Bashiir oo talada dalka afgambi ku qabsaday June 1989.<\/p>\n<p>Wadahadallada labada dhinac ku dhex marayey qasriga madaxtooyada Khartoum oo horraanti toddobaadkan dib u billawday waxaa dhexdhexaadinayey Risulwasaaraha Itoobiya iyo Xubno ka socday midowga Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2019\/07\/sudan-military-council-opposition-reach-power-sharing-agreement-190705013332385.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ciidamada Suudaan ayaa heshiis awood qaybsi ah la gaaray xulafada mucaaradka inta ay dalka doorasha ka dhaceyso. Kooxda Wada xaajoodka ka dhex wada labada dhinac waxa ay sheegeen iney awoodaha ugu sarreeya dalka wareegta ka dhigaan. Ururka Midowga Afrikana wuxuu sheegay iney labada dhinac ku heshiiyeen in la dhiso dowlad madax bannaan iyo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130472,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130471","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Ciidamada Suudaan ayaa heshiis awood qaybsi ah la gaaray xulafada mucaaradka inta ay dalka doorasha ka dhaceyso. Kooxda Wada xaajoodka ka dhex wada labada dhinac waxa ay sheegeen iney awoodaha ugu sarreeya dalka wareegta ka dhigaan. Ururka Midowga Afrikana wuxuu sheegay iney labada dhinac ku heshiiyeen in la dhiso dowlad madax bannaan iyo in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-05T09:32:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"438\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/\",\"name\":\"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-05T09:32:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg\",\"width\":780,\"height\":438},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon","og_description":"Golaha Ciidamada Suudaan ayaa heshiis awood qaybsi ah la gaaray xulafada mucaaradka inta ay dalka doorasha ka dhaceyso. Kooxda Wada xaajoodka ka dhex wada labada dhinac waxa ay sheegeen iney awoodaha ugu sarreeya dalka wareegta ka dhigaan. Ururka Midowga Afrikana wuxuu sheegay iney labada dhinac ku heshiiyeen in la dhiso dowlad madax bannaan iyo in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-05T09:32:44+00:00","og_image":[{"width":780,"height":438,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/","name":"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg","datePublished":"2019-07-05T09:32:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/190705032621-0705-sudan-agreement-01-exlarge-169.jpg","width":780,"height":438},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-iyo-golaha-militariga-suudaan-oo-heshiis-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka iyo Golaha Militariga Suudaan oo heshiis gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130471"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130473,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130471\/revisions\/130473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130472"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}