{"id":130513,"date":"2019-07-07T12:12:04","date_gmt":"2019-07-07T10:12:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130513"},"modified":"2019-07-07T12:12:04","modified_gmt":"2019-07-07T10:12:04","slug":"guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka ay u dhaqanto waxa uu ugu yeeray xaasidnimo.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in weligeed mas\u2019uuliyadda Gobolka Banaadir uu lahaa caafimaadka aas aasiga iyo buugga caafimaadka.<\/p>\n<p>\u201cWaa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS ay ka maseyrto Maamulka G\/Banaadir oo ay si xaasidnimo u dhaqanto. Weligeedba Caafimaadka Aasaasiga iyo Buuga Caafimaadka waa mas\u2019uuliyada G\/Banaadir iyo dhammaan dhaqan gelinta howlaha Caafimaadka, halka Wasaaradu ay mas\u2019uul ka tahay Siyaasada heer Qaran ee Caafimaadka Dhammaan gobolada\u201dayuu yiri Guddoomiye Yariisow.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa isa soo tarayay khilaaf ku saabsanaa habka bixinta Buugga Caafimaadka oo ay waday Waaxda Caafimaadka Gobolka Banaadir, iyadoo tallaabadan ay diidaneyd Wasaaradda Caafimaadka dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Dhowr jeer oo hore waxaa jiray in Wasaaraddaha Xukuumadda Federaalka ee fadhigooda yahay Muqdisho in Maamulka Gobolka Banaadir ay isku qabteen adeegyo bulsho la qabanayay, iyadoo Maamulka Gobolka Banaadir uu ku andacoonayay inuu xaq u leeyahay, halka Wasaaradaha oo meesha kaliya ka howl galaan ay Muqdisho tahay ay iyagana ku doonayeen inay fuliyaan adeegyadaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130515\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"508\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n-300x212.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka ay u dhaqanto waxa uu ugu yeeray xaasidnimo. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in weligeed mas\u2019uuliyadda Gobolka Banaadir uu lahaa caafimaadka aas aasiga iyo buugga caafimaadka. \u201cWaa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130514,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130513","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka ay u dhaqanto waxa uu ugu yeeray xaasidnimo. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in weligeed mas\u2019uuliyadda Gobolka Banaadir uu lahaa caafimaadka aas aasiga iyo buugga caafimaadka. \u201cWaa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-07T10:12:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1131\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/\",\"name\":\"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-07T10:12:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1131},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C\/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasaaradda Caafimaadka ay u dhaqanto waxa uu ugu yeeray xaasidnimo. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in weligeed mas\u2019uuliyadda Gobolka Banaadir uu lahaa caafimaadka aas aasiga iyo buugga caafimaadka. \u201cWaa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-07T10:12:04+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1131,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/","name":"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","datePublished":"2019-07-07T10:12:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","width":1180,"height":1131},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-yariisow-oo-weerar-afka-ku-qaaday-wasaaradda-caafimaadka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Yariisow oo weerar afka ku qaaday Wasaaradda Caafimaadka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130513"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130513"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130513\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130516,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130513\/revisions\/130516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130513"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130513"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130513"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}