{"id":130520,"date":"2019-07-07T13:03:04","date_gmt":"2019-07-07T11:03:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130520"},"modified":"2019-07-07T13:07:02","modified_gmt":"2019-07-07T11:07:02","slug":"maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir?"},"content":{"rendered":"<p>Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir Ibraamih Mahad-alle oo arrinkan ka hadlay aya sheegay in baahida buuggana ay ka timid shacabka Soomaaliyeed, qiimahana uu yahay $10, lagana qaadan karo goobaha tikityada laga bixiyo ama garoonka. Arrintan waxaa taageeray ganacsatada diyaaradaha iyo culimo, iyaga oo sheegay in soo-celintiisa ay ka dhigantahay soo-celinta dowladnimada.<\/p>\n<p>Isla khamiistii, mas\u2019uul sare oo ka tirsan wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka ah oo aan dooneyn in magaciisa la xuso, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay tilaabada gobolka Banaadir isaga oo intaa raaciyey iney tahay garab marid lagu sameeyey howlaha wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federalka ah, sharci-darro ah, halisna ku tahay nidaamka caafimaadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cBuuggaas wasaaradda caafimaadka kama warqabto, talaal aan shahaado dowladeed wadinin sidee loo hirgelinayaa, dadka yaa kontoroolaya, yaase baaraya, oo xaqiijinaya caafimaadkooda, shahaadana bixinaya, arrintan waa khatar, waana mid ka hor imaaneysa nidaamka caafimaadka dalka\u201d. Ayuu intaasi raaciyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Haddaba, Sabtidii wasaaradda caafimaadka DF waxaa ay si rasmi ah u soo saartay war-saxaafadeed ay ku sheegeyso qodoobadan:<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66276820_2147121602077680_7716649680662167552_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130521\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66276820_2147121602077680_7716649680662167552_n.jpg\" alt=\"\" width=\"679\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66276820_2147121602077680_7716649680662167552_n.jpg 679w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66276820_2147121602077680_7716649680662167552_n-212x300.jpg 212w\" sizes=\"(max-width: 679px) 100vw, 679px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Saacado kadib, guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Yariisow ayaa bartiisa facebooga soo dhigay \u201dWaa nasiibdaro in Wasaarada Caafimaadka DFS ay ka maseyrto Maamulka G\/Banaadir oo ay si xaasidnimo u dhaqanto. Weligeedba Caafimaadka Aasaasiga iyo Buuga Caafimaadka waa mas\u2019uuliyada G\/Banaadir iyo dhammaan dhaqangelinta howlaha Caafimaadka, halka Wasaaradu ay mas\u2019uul ka tahay Siyaasada heer Qaran ee Caafimaadka Dhammaan gobolada\u201d.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130515\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"508\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66739488_707123303042627_7572888646999605248_n-300x212.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Maxaa La isku heystaa:<\/strong><\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka iyo gobolka Banaadir waxaa la isku heystaa ciddii bug caafimaad siin laheyd ilaa 11,500 qof oo sanadkan xajinaya, oo midkiiba laga rabo $10. Dad badan oo arrinta la socdo waxaa ay ku doodayaan in lacagta ay tahay hafadka ugu weyn ee dagaalka labada dhinac<\/p>\n<p>Caafimaadka la rabo: Hey\u2019adda WHO waxaa ay soo jeedisay in dadka xajka aadaya laga talaalo cagaarshowga nooca A &amp; B, Tiifowga, Jadeecada iyo cuduro kale.<\/p>\n<p>Buugga caafimaadka waa muhiim, laakin waxaa ka muhiimsan in talaal sharci ah, oo qofka ku mari karo meel walbo uu helo, waxaana arrintaasi qaban kara hey\u2019adaha dowladda, oo tababar iyo ogolaashiyo ka heysta hey\u2019adaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Khubaro caafimaadka oo la hadlay Wardoon waxaa ay qabaan in talada caafimaadka dalka talaal iyo dawaba laga rabo iney kontoroosho wasaaradda caafimaadka, isla markaana aan looga maarmin iyadana ay muhiim tahay in la shaqeyso gobolka Banaadir iyo dowlad goboleedyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir Ibraamih Mahad-alle oo arrinkan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130523,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir Ibraamih Mahad-alle oo arrinkan ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-07T11:03:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-07T11:07:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/\",\"name\":\"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-07T11:03:04+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-07T11:07:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon","og_description":"Tan iyo khamiistii, waxaa socda dagaal afka oo ka dhaxeeya wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka ah iyo gobolka Banaadir kadib markii kuwa dambe ay soo saareen buug caafimaad oo ay isticmaalayaan dadka ka dhoofa iyo kuwa ka soo dagaya garoonka Aadan Cadde. Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir Ibraamih Mahad-alle oo arrinkan ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-07T11:03:04+00:00","article_modified_time":"2019-07-07T11:07:02+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/","name":"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg","datePublished":"2019-07-07T11:03:04+00:00","dateModified":"2019-07-07T11:07:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maxaa-la-isku-heystaan-easaarada-caafimaadka-df-iyo-gobolka-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxay isku heystaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Gobolka Banaadir?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130520"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130520"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130525,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130520\/revisions\/130525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130523"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}