{"id":130552,"date":"2019-07-08T22:10:48","date_gmt":"2019-07-08T20:10:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130552"},"modified":"2019-07-08T22:10:48","modified_gmt":"2019-07-08T20:10:48","slug":"baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay Maanta Magalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku yeesheen Xubnaha Golaha Wakiilada puntland ayaa waxaa ay ku mamnuuceen in deegaanada maamulkaas la keeno Konteenarada badeecadaha lagu keeno ee laga soo dejiyo Dekedda Berbera<\/p>\n<p>Xildhibaannada ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyay mamnuucida Konteenaradaas,iyaga oo sheegay inay curyaamin ku yihiin, dekedda magaalada Boosaaso oo laf dhabar u ah ganacsiga Dowlad gpoboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xubnaha Golaha Wakiilada aya ku raacay Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo horay u soo saartay in in canshuur xad-dhaaf ah oo u dhiganta %500 la saaro, badeecadaha aan daruuriga ahayn ee ka yimaada Somaliland.<\/p>\n<p>Tallaabada ay Maanta qaadeen Baarlamaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa ay daba socotaa xiisada u dhaxeysa Maamulka Puntland iyo Soomaaliland oo weli ka taagan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay Maanta Magalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku yeesheen Xubnaha Golaha Wakiilada puntland ayaa waxaa ay ku mamnuuceen in deegaanada maamulkaas la keeno Konteenarada badeecadaha lagu keeno ee laga soo dejiyo Dekedda Berbera Xildhibaannada ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyay mamnuucida Konteenaradaas,iyaga oo sheegay inay curyaamin ku yihiin, dekedda magaalada Boosaaso oo laf dhabar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130553,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay Maanta Magalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku yeesheen Xubnaha Golaha Wakiilada puntland ayaa waxaa ay ku mamnuuceen in deegaanada maamulkaas la keeno Konteenarada badeecadaha lagu keeno ee laga soo dejiyo Dekedda Berbera Xildhibaannada ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyay mamnuucida Konteenaradaas,iyaga oo sheegay inay curyaamin ku yihiin, dekedda magaalada Boosaaso oo laf dhabar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-08T20:10:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-08T20:10:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon","og_description":"Kulan ay Maanta Magalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku yeesheen Xubnaha Golaha Wakiilada puntland ayaa waxaa ay ku mamnuuceen in deegaanada maamulkaas la keeno Konteenarada badeecadaha lagu keeno ee laga soo dejiyo Dekedda Berbera Xildhibaannada ayaa cod aqlibiyad leh ku ansixiyay mamnuucida Konteenaradaas,iyaga oo sheegay inay curyaamin ku yihiin, dekedda magaalada Boosaaso oo laf dhabar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-08T20:10:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/","name":"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg","datePublished":"2019-07-08T20:10:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/105059621_dhoobo.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-puntland-oo-mamnuucay-badeecadaha-laga-keeno-dekedda-berbera\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Puntland oo mamnuucay badeecadaha laga keeno Dekedda Berbera"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130552"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130554,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130552\/revisions\/130554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130553"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}