{"id":130575,"date":"2019-07-09T09:34:31","date_gmt":"2019-07-09T07:34:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130575"},"modified":"2019-07-09T09:34:31","modified_gmt":"2019-07-09T07:34:31","slug":"dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/","title":{"rendered":"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday tuulooyin hoosyimaada degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintey dagaalkaas ay gaartey soddon ruux halka afartameeyo kalana ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood oo halkaasi wada dega ayaa soo bilowday maalin ka hor balse sida la sheegayo waxaa xooggiisu dhacay shalay oo dagaalku ku fiday degaanno horleh islamarkaana labada malayshiya beeleed ay isu adeegsadeen hubka culus.<\/p>\n<p>Dad jooga tuulooyin ka tirsan Ceel Afweyn ayaa soo sheegay in dagaalkii Isniintii shalay halkaasi ka dhacay uu khasaare badan gaarsiiyay xoola dhaqatada miyiga iyo bulshada ku nool tuulooyinka hoos yimaada Ceel Afweyn iyo Dararweyn oo ka tirsan galbeedka gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah degaannada uu dagaalku ka dhacay ayaa la sheegay in uu ka bilowday barakac iyadoo qoysas badan ay gaareen tuulooyin kale oo aan dagaalku gaarin.<br \/>\nWaxaa socda dadaalo lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka waxaana sidoo kale weli soconaya gurmad ay helayaan ciidamada labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale gurmadka ay helayaan labada malayshiya-beeleed ayaa sii xoogaysanaya waxaana laga cabsi qabaa in dagaalku uu sii socdo maadaama aysan jirin cid kala dhex gashay labada ciidan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday tuulooyin hoosyimaada degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintey dagaalkaas ay gaartey soddon ruux halka afartameeyo kalana ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood oo halkaasi wada dega ayaa soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130576,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday tuulooyin hoosyimaada degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintey dagaalkaas ay gaartey soddon ruux halka afartameeyo kalana ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood oo halkaasi wada dega ayaa soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-09T07:34:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/\",\"name\":\"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-09T07:34:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon","og_description":"Wararkii u dambeeyay ee ka imanaya dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday tuulooyin hoosyimaada degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintey dagaalkaas ay gaartey soddon ruux halka afartameeyo kalana ay ku dhaawacmeen. Dagaalka oo u dhexeeya laba beelood oo halkaasi wada dega ayaa soo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-09T07:34:31+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/","name":"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg","datePublished":"2019-07-09T07:34:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_73A653-5AA4F0-AC5724-CB76D5-3FDE9F-ED60D3.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaalkii-ceel-afweyn-oo-xoogeystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaalkii Ceel-Afweyn oo xoogeystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130575"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130575"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130577,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130575\/revisions\/130577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130576"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}