{"id":130583,"date":"2019-07-09T09:55:52","date_gmt":"2019-07-09T07:55:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130583"},"modified":"2019-07-09T09:55:52","modified_gmt":"2019-07-09T07:55:52","slug":"dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/","title":{"rendered":"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo warbaahinta xalay kula hadlay Magaalada ayaa waxaa Digniin u diray Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo dadka kale ee leh gaadiidka Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoomiye Yariisow ayaa marka hore sheegay in Mas\u2019uuliyiinta ka tirsan dowladda ee Magaalada ku dhexmara Ciidamada Ilaalada u ah looga baahan yahay inay mas\u2019uul ka noqdan Ciidankooda,isla markaana xiliyada ay marayan baraha Koontaroolada ay isku sheegaan Ciidanka amniga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in lala xisaabtami doono Mas\u2019uuliyiinta Ciidamada gaarka wata ee sida sharcida darrada ah isaga fura rasaasta,kuwaasi oo waxyeelo ka soo gaarto shacabka kunool Caasimadda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Digniin u diray Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo dadka kale ee leh gaadiidka Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Guddoomiye Yariisow dadka aan gaadiidkooda diiwaan-gishnayn inay is diiwaangeliyaan,isla markaana waxaa uu sheegay in Ninkii aan gaadiidkiisa diiwaan-gishnayn ee fal lagu geysto inuu isaga Mas\u2019uul ka yahay.<\/p>\n<p>Halkaan uu xalay jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu kusoo aadyaaa,iyadoo shalay Magaalada Muqdisho uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay,sidoo kalena Ciidamada amniga iyo ragg hubeysan oo watay dharka Ciidanka ay israsaaseyn ku dhexmartay Magaalada,taasi oo geystay Khasaaro kala duwan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-130583-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Maamulka-Gobolka-Banaadir-oo-Digniino-adeg-soo-saaray.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Maamulka-Gobolka-Banaadir-oo-Digniino-adeg-soo-saaray.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Maamulka-Gobolka-Banaadir-oo-Digniino-adeg-soo-saaray.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo warbaahinta xalay kula hadlay Magaalada ayaa waxaa Digniin u diray Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo dadka kale ee leh gaadiidka Muqdisho. Guddoomiye Yariisow ayaa marka hore sheegay in Mas\u2019uuliyiinta ka tirsan dowladda ee Magaalada ku dhexmara Ciidamada Ilaalada u ah looga baahan yahay inay mas\u2019uul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130514,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo warbaahinta xalay kula hadlay Magaalada ayaa waxaa Digniin u diray Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo dadka kale ee leh gaadiidka Muqdisho. Guddoomiye Yariisow ayaa marka hore sheegay in Mas\u2019uuliyiinta ka tirsan dowladda ee Magaalada ku dhexmara Ciidamada Ilaalada u ah looga baahan yahay inay mas\u2019uul [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-09T07:55:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1131\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/\",\"name\":\"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-09T07:55:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg\",\"width\":1180,\"height\":1131},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo warbaahinta xalay kula hadlay Magaalada ayaa waxaa Digniin u diray Milkiilayaasha Mooto Bajaajta iyo dadka kale ee leh gaadiidka Muqdisho. Guddoomiye Yariisow ayaa marka hore sheegay in Mas\u2019uuliyiinta ka tirsan dowladda ee Magaalada ku dhexmara Ciidamada Ilaalada u ah looga baahan yahay inay mas\u2019uul [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-09T07:55:52+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":1131,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/","name":"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","datePublished":"2019-07-09T07:55:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yarisow.jpg","width":1180,"height":1131},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-yariisoow-waxaan-si-adag-bajaajlayda-uga-codsanayaa-inay-is-diiwaan-geliyaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso-Yariisoow waxaan si adag Bajaajlayda uga codsanayaa inay is diiwaan geliyaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130583"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130585,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130583\/revisions\/130585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130514"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}