{"id":130589,"date":"2019-07-09T13:40:24","date_gmt":"2019-07-09T11:40:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130589"},"modified":"2019-07-09T13:40:24","modified_gmt":"2019-07-09T11:40:24","slug":"odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/","title":{"rendered":"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya &amp; Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado, isaga oo Wasiirka uu kala hadlay sidii ay ula kulmi lahaayeen ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka Magalada Cadaado ayaa shalay diiday inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo sheegay in uu uu uga baxay balan hore uu la galay.<\/p>\n<p>Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Somaliya Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Odayaasha Dahqanka Cadaado ka dalbday inay muhiim tahay in ay Ra\u2019iisul Wasaaraha kala hadlaan tabashada ay qabaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dadka degan Magalada Cadaado ay xaq u leeyihiin inay soo bandigaan cabashadooda,waxaana uu Odayaasha Dhaqanka u soo jeediyay inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Wararka haatan laga helayo Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Odayaasha Dhaqanka ay ogolaadeen inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha,isla markaana ay u gudbiyaan cabashada ay qabaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa la filayaa in markii saddexaad uu ku laabtao Magalada Cadaado,isla markaana uu la kulmo Odayaasha iyo Waxgaradka Magaaladaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya &amp; Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado, isaga oo Wasiirka uu kala hadlay sidii ay ula kulmi lahaayeen ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Odayaasha dhaqanka Magalada Cadaado ayaa shalay diiday inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":129884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya &amp; Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado, isaga oo Wasiirka uu kala hadlay sidii ay ula kulmi lahaayeen ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Odayaasha dhaqanka Magalada Cadaado ayaa shalay diiday inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-09T11:40:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1010\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"796\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/\",\"name\":\"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"datePublished\":\"2019-07-09T11:40:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png\",\"width\":1010,\"height\":796},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon","og_description":"Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Wasiir dowlaha howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya &amp; Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado, isaga oo Wasiirka uu kala hadlay sidii ay ula kulmi lahaayeen ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. Odayaasha dhaqanka Magalada Cadaado ayaa shalay diiday inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, iyaga oo sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-09T11:40:24+00:00","og_image":[{"width":1010,"height":796,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/","name":"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","datePublished":"2019-07-09T11:40:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/4-2.png","width":1010,"height":796},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-cadaado-oo-ogolaaday-inay-la-kulmaan-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Odayaasha Cadaado oo ogolaaday inay la kulmaan kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130589"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130590,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130589\/revisions\/130590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/129884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}