{"id":130648,"date":"2019-07-10T12:32:18","date_gmt":"2019-07-10T10:32:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130648"},"modified":"2019-07-10T12:32:18","modified_gmt":"2019-07-10T10:32:18","slug":"xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/","title":{"rendered":"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu qabto shir dib u heshiisiin ah ay isugu imaanayaan beelaha dega gobolada Galgaduud iyo Mudug ee ku mideysan maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa horey u ashaaciyay in shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashooyinka maamulkaasi ay ka dhacayaan magaalada Dhuuso Mareeb.<\/p>\n<p>Maamulka Dhuuso Mareeb ayaa durba diyaariyay xarunta loogu tala galay in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta Galmudug, waxaana xaruntan booqday masuuliyiin katirsan dowlada federaalka iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Faarax Wehliye ayaa kormeeray xarunta Shiirkole ee loogu tala galay in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa uga mahad celiyay maamulka Dhuuso Mareeb iyo dadkii kale ee gacanta ka geestay diyaarinta xaruntan lagu qabanayo shirka ay isugu imaanayaan waxgaradka beelaha Galgaduud iyo Mudug.<\/p>\n<p>Wali lama shaacin xiliga rasmiga ah uu furmayo shirka dib u heshiisiinta, waxaana wali jira beelo kasoo horjeeda in Shirka dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug lagu qabto magaalada Dhuuso Mareeb.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-130648 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/11-3-10\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"638\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/11-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/11-3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/11-3-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/11-3-768x510.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/shiir-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-1-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/shiir-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-2-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/shiir-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-3-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/shiir-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu qabto shir dib u heshiisiin ah ay isugu imaanayaan beelaha dega gobolada Galgaduud iyo Mudug ee ku mideysan maamulka Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa horey u ashaaciyay in shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashooyinka maamulkaasi ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130653,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130648","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu qabto shir dib u heshiisiin ah ay isugu imaanayaan beelaha dega gobolada Galgaduud iyo Mudug ee ku mideysan maamulka Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa horey u ashaaciyay in shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashooyinka maamulkaasi ay ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-10T10:32:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/\",\"name\":\"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-10T10:32:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg\",\"width\":768,\"height\":510},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa dhawaan la filayaa in magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu qabto shir dib u heshiisiin ah ay isugu imaanayaan beelaha dega gobolada Galgaduud iyo Mudug ee ku mideysan maamulka Galmudug. Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa horey u ashaaciyay in shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo doorashooyinka maamulkaasi ay ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-10T10:32:18+00:00","og_image":[{"width":768,"height":510,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/","name":"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg","datePublished":"2019-07-10T10:32:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/shiir-4.jpg","width":768,"height":510},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-lagu-qabanayo-shirka-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-diyaariyaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta lagu qabanayo Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo la diyaariyay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130648"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130654,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130648\/revisions\/130654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130653"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}