{"id":130663,"date":"2019-07-10T16:11:01","date_gmt":"2019-07-10T14:11:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130663"},"modified":"2019-07-10T16:11:01","modified_gmt":"2019-07-10T14:11:01","slug":"daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan.<\/p>\n<p>Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus, Sidoo kale Dad shacab ah ayaa Hubka qaatay, Sida ay muujinayaan Sawirro laga soo qaaday, Kuwaasi oo iska rogay Calanka Somaliland.<\/p>\n<p>masuuliyiinta Maamulka gobolka ku magacownaa ayaa lagu soo waramayaa inay magaalada uga baxeen dhinaca tuulada Yufle.<\/p>\n<p>Xaalada Cusub ee kasoo Korodhay Gobolka sanaag ayaa kusoo aadaysa iyadooo Horay ay Gobolkaasi uga jireen Colaaado Sokeeye oo kusoo Noqnoqday deegaanka Ceel-Afwayn, Taasi oo sababtay in Madaxwaynaha Somaliland uu dhowaan kusoo Rogo Xaalad deg deg ah, Inkastoo uu markii dambe la laabtay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MLxp0BPwEEw\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-130663 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/1s\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1s.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1s.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1s-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/2-ce\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/3c\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/3c.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/3c.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/3c-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/3c-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan. Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus, Sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130665,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan. Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus, Sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-10T14:11:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-10T14:11:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Xaalada magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayaa maanta aad u Kacsan, Waxaana laga Maqlayaa Rasaas Xoogan, Sidoo kale Ciidanka Somaliland iyo Kuwa Taageersan Kornayl Caarre ayaa dagaal ku dhexmarayaa deegaanka dhoob ee Bariga magaalada ceerigaabo, Kaasi oo dhaliyey khasaare kala duwan. Gudaha magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka sanaag waxaa hada laga maqlayaa Hub Culus, Sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-10T14:11:01+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/","name":"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg","datePublished":"2019-07-10T14:11:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-ce.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shacabka-ceerigaabo-oo-hubka-qaatay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shacabka Ceerigaabo oo Hubka Qaatay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130663"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130667,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130663\/revisions\/130667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130665"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}