{"id":130727,"date":"2019-07-12T07:43:19","date_gmt":"2019-07-12T05:43:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130727"},"modified":"2019-07-12T07:43:19","modified_gmt":"2019-07-12T05:43:19","slug":"wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/","title":{"rendered":"Wasiirka cadaaladda  iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa soo shaacbaxay Khilaaf weyn oo u dhaxeeya Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Khilaafkan ayaa ka dhashay dhismaha iyo aas aaska Mac-hadka tababarka Garsoorayaasha iyo kaaliyayaasha ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda sare 6dii Bishan july ayuu ku casuumay Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka in uu 17ka July, Hotelka Jaziira uga qeybgalo shir soconayo afar Cesho oo looga tashanayo dhismaha Mac-hadka Garsoorka Dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130732\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"914\" height=\"1200\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1.jpg 914w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1-229x300.jpg 229w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1-768x1008.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/1-1-1-780x1024.jpg 780w\" sizes=\"(max-width: 914px) 100vw, 914px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Laba Maalmood kaddib Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ayaa magacaabay Guddiga diyaarinaya Imtixaanka Garsoorenimo iyo Kaaliyenimo, waxaana uu sameeyay Guddoomiye iyo xubnaha Guddiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC-.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-130733\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC-.jpg\" alt=\"\" width=\"956\" height=\"1200\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC-.jpg 956w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC--239x300.jpg 239w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC--768x964.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/D_MFjfPWkAAFbC--816x1024.jpg 816w\" sizes=\"(max-width: 956px) 100vw, 956px\" \/><\/a><\/p>\n<p>10kii Bishan ayuu Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka ka soo jawaabay Warqaddii casuumadda ka tashiga aas aaska Mac-hadka tababarka Garsoorayaasha iyo Kaaliyayaasha,waxaana uu Warqaddiisa ku sheegay in diyaarinta sharciga Mac-hadkaas ay waddo wasaaradda meel gabo-gabo ah uu marayo sharciyanna uu Mac-hadku hoostago Wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-130727 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/aa-17\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"944\" height=\"1200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/aa.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/aa.jpg 944w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/aa-236x300.jpg 236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/aa-768x976.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/aa-806x1024.jpg 806w\" sizes=\"(max-width: 944px) 100vw, 944px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/bb-21\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"940\" height=\"1200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/bb.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/bb.jpg 940w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/bb-235x300.jpg 235w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/bb-768x980.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/bb-802x1024.jpg 802w\" sizes=\"(max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/cc-10\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"994\" height=\"1200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/cc.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/cc.jpg 994w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/cc-249x300.jpg 249w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/cc-768x927.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/cc-848x1024.jpg 848w\" sizes=\"(max-width: 994px) 100vw, 994px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/dd-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"965\" height=\"1200\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dd-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dd-1.jpg 965w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dd-1-241x300.jpg 241w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dd-1-768x955.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/dd-1-823x1024.jpg 823w\" sizes=\"(max-width: 965px) 100vw, 965px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>Arrintan ayaa u muuqata tartan dhinaca awoodda ah oo u dhaxeeya Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo shaacbaxay Khilaaf weyn oo u dhaxeeya Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed. Khilaafkan ayaa ka dhashay dhismaha iyo aas aaska Mac-hadka tababarka Garsoorayaasha iyo kaaliyayaasha ee Soomaaliya. Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda sare 6dii Bishan july ayuu ku casuumay Wasiirka Caddaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130735,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo shaacbaxay Khilaaf weyn oo u dhaxeeya Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed. Khilaafkan ayaa ka dhashay dhismaha iyo aas aaska Mac-hadka tababarka Garsoorayaasha iyo kaaliyayaasha ee Soomaaliya. Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda sare 6dii Bishan july ayuu ku casuumay Wasiirka Caddaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-12T05:43:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"401\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"321\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/\",\"name\":\"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-12T05:43:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg\",\"width\":401,\"height\":321},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon","og_description":"Waxaa soo shaacbaxay Khilaaf weyn oo u dhaxeeya Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed. Khilaafkan ayaa ka dhashay dhismaha iyo aas aaska Mac-hadka tababarka Garsoorayaasha iyo kaaliyayaasha ee Soomaaliya. Warqad ka soo baxday Guddoomiyaha Maxkamadda sare 6dii Bishan july ayuu ku casuumay Wasiirka Caddaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-12T05:43:19+00:00","og_image":[{"width":401,"height":321,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/","name":"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg","datePublished":"2019-07-12T05:43:19+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/top-news1.jpg","width":401,"height":321},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-cadaaladda-iyo-gudoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-isku-dhegan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka cadaaladda iyo gudoomiyaha maxkamadda sare oo isku dhegan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130727"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130727"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130736,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130727\/revisions\/130736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}