{"id":130745,"date":"2019-07-12T11:26:44","date_gmt":"2019-07-12T09:26:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130745"},"modified":"2019-07-12T11:26:44","modified_gmt":"2019-07-12T09:26:44","slug":"kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/","title":{"rendered":"Kheyre oo   markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Saddexdii Cisho ee la soo dhaafay ayaa Ra\u2019iisul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa uu ku sugnaa Magalada Gaalkacyo ee gobolka mudug, isaga oo waday kulamo kala dwuan oo uu la yeelanayay waxgaradaka iyo Odayaasha Magaaladaas.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in Maanta uu kulan la qaato Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo,isla markaana uu soo geba-gabeeyo safarkii uu ku joogay Magalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiin safarka ku wehliya Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo ilaaladiisa ayaa saakay gaaray Magalada Dhuusamareeb, iyaga oo sii diyaarinaya soo dhaweynta wafdiga Ra\u2019iisul Wasaraha oo safar dhinaca dhulka ah uu uga soo baxo Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa markii uu tego Dhuusamareeb waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Galmudug ee ku sugan halkaas, isaga oo kala hadli doona xaalada Galmudug iyo sida ay ku dhici laheyd doorasho lo dhan yahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra\u2019iisul Wasaaraha uu markii Saddexaad uu tegi doono Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud si uu u xaliyo tabashada ay qaban waxgaradka iyo Odayaasha Magaaladaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saddexdii Cisho ee la soo dhaafay ayaa Ra\u2019iisul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa uu ku sugnaa Magalada Gaalkacyo ee gobolka mudug, isaga oo waday kulamo kala dwuan oo uu la yeelanayay waxgaradaka iyo Odayaasha Magaaladaas. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in Maanta uu kulan la qaato Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo,isla markaana uu soo geba-gabeeyo safarkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130678,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130745","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kheyre oo  markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kheyre oo  markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Saddexdii Cisho ee la soo dhaafay ayaa Ra\u2019iisul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa uu ku sugnaa Magalada Gaalkacyo ee gobolka mudug, isaga oo waday kulamo kala dwuan oo uu la yeelanayay waxgaradaka iyo Odayaasha Magaaladaas. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in Maanta uu kulan la qaato Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo,isla markaana uu soo geba-gabeeyo safarkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-12T09:26:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/\",\"name\":\"Kheyre oo markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-12T09:26:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kheyre oo markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kheyre oo  markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kheyre oo  markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon","og_description":"Saddexdii Cisho ee la soo dhaafay ayaa Ra\u2019iisul Wasaaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa uu ku sugnaa Magalada Gaalkacyo ee gobolka mudug, isaga oo waday kulamo kala dwuan oo uu la yeelanayay waxgaradaka iyo Odayaasha Magaaladaas. Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in Maanta uu kulan la qaato Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo,isla markaana uu soo geba-gabeeyo safarkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-12T09:26:44+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/","name":"Kheyre oo markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg","datePublished":"2019-07-12T09:26:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66396124_2434247063473080_7936403520608010240_o-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kheyre-oo-markii-saddexaad-uu-tegi-doona-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kheyre oo markii Saddexaad uu tegi doona Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130745"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130745"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130745\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130746,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130745\/revisions\/130746"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130678"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130745"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130745"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130745"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}