{"id":130766,"date":"2019-07-12T20:10:37","date_gmt":"2019-07-12T18:10:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130766"},"modified":"2019-07-12T20:10:37","modified_gmt":"2019-07-12T18:10:37","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weli la maqlayo rasaas iyo qaraxyo.<\/p>\n<p>Weerarkan oo ururka Alshabaab uu sheegtay ayaa waxaa laga soo badbaadiyay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federalka iyo kuwa Maamul goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan Baasto ayaa ka mid ahaa Xildhibaanka Hoteelka laga soo badbaadiyay, waxaana hadda wali socda howlgalka badbaadinta.<\/p>\n<p>Dabley hubeesan ayaa lagu soo waramayaa in weli ka dhax degaalamayaan dhismaha Hotelka la weeraray, waxaana Hotelka gaaray ciidamada maamulka Jubbaland oo isku dayay in ay weerarka soo afjaraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weli la maqlayo rasaas iyo qaraxyo. Weerarkan oo ururka Alshabaab uu sheegtay ayaa waxaa laga soo badbaadiyay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federalka iyo kuwa Maamul goboleedka Jubbaland. Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130767,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130766","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weli la maqlayo rasaas iyo qaraxyo. Weerarkan oo ururka Alshabaab uu sheegtay ayaa waxaa laga soo badbaadiyay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federalka iyo kuwa Maamul goboleedka Jubbaland. Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-12T18:10:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"223\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png\",\"datePublished\":\"2019-07-12T18:10:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png\",\"width\":397,\"height\":223},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon","og_description":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka lagu qaaday Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weli la maqlayo rasaas iyo qaraxyo. Weerarkan oo ururka Alshabaab uu sheegtay ayaa waxaa laga soo badbaadiyay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federalka iyo kuwa Maamul goboleedka Jubbaland. Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-12T18:10:37+00:00","og_image":[{"width":397,"height":223,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png","datePublished":"2019-07-12T18:10:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/deg-deg.png","width":397,"height":223},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-weerarkii-lagu-qaaday-hotel-ku-yaal-magaalada-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii lagu qaaday hotel ku yaal magaalada Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130766"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130766"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130766\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130768,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130766\/revisions\/130768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130767"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130766"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130766"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130766"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}