{"id":130783,"date":"2019-07-13T09:25:03","date_gmt":"2019-07-13T07:25:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130783"},"modified":"2019-07-13T09:25:03","modified_gmt":"2019-07-13T07:25:03","slug":"weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/","title":{"rendered":"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay dhammaan toogtay Kooxdii weerartay Hoteelka Cascasey ee Magaalada Kismaayo Shalay Gelinkii dambe, islamarkaana ay soo badbaadiyaan dad badan.<\/p>\n<p>Ku dhaawaad 20 ruux ayaa geeriyootay, waxaana Sacadba Saacadda ka dambeysa sii kordhaya Khasaaraha dadka ay waxyeelado soo gaartay.<\/p>\n<p>Isbitaalada Magaalada Kismaayo ayaa la geeyay dhaawacyo badan , islamarkaana howlwadeendda Caafimaadka ayaa ku howlan u gargarida dadka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Jubbaland ayaa lagu waddaa in ay Saaxaafada la hadlaan ayna ka warbixiyaan Guud ahaan Khasaaraha iyo Sidda ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Musharax Madaxweyne Jubbaland Maxamed ismaciil Shuuriye, Hodan Naaleeye oo aheyd Gabadh ka timid dalka Canada oo Wariye aheyd oo si weyn looga yaqaanay Soomaaliya iyo Seygeeda Fariid Jaamac oo horay Wasiir kaga soo noqday Jubbaland, Deeq Wabi oo dhawaan ka yimid Mareykanka ahaana Madaxa Hay\u2019adda SADO, Maxamed Sahal Gacmadheere oo ahaa Wariye ka tirsan Radio Ergo iyo TV-ga SBC.<br \/>\nWaxaa sidoo kale ka mid ahaa Ganacsade Mahad Cabdulaahi Nuur Garguurte.Mahad oo ahaa Nin dhalinyaro ah ayaa ka mid ahaa ganacsatada waaweyn ee Soomaaliyeed, isaga oo ganacsi ballaaran ku lahaa dalka Tanzania.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay dhammaan toogtay Kooxdii weerartay Hoteelka Cascasey ee Magaalada Kismaayo Shalay Gelinkii dambe, islamarkaana ay soo badbaadiyaan dad badan. Ku dhaawaad 20 ruux ayaa geeriyootay, waxaana Sacadba Saacadda ka dambeysa sii kordhaya Khasaaraha dadka ay waxyeelado soo gaartay. Isbitaalada Magaalada Kismaayo ayaa la geeyay dhaawacyo badan , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130784,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay dhammaan toogtay Kooxdii weerartay Hoteelka Cascasey ee Magaalada Kismaayo Shalay Gelinkii dambe, islamarkaana ay soo badbaadiyaan dad badan. Ku dhaawaad 20 ruux ayaa geeriyootay, waxaana Sacadba Saacadda ka dambeysa sii kordhaya Khasaaraha dadka ay waxyeelado soo gaartay. Isbitaalada Magaalada Kismaayo ayaa la geeyay dhaawacyo badan , [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-13T07:25:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/\",\"name\":\"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-13T07:25:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg\",\"width\":536,\"height\":960},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon","og_description":"Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa ku guuleystay in ay dhammaan toogtay Kooxdii weerartay Hoteelka Cascasey ee Magaalada Kismaayo Shalay Gelinkii dambe, islamarkaana ay soo badbaadiyaan dad badan. Ku dhaawaad 20 ruux ayaa geeriyootay, waxaana Sacadba Saacadda ka dambeysa sii kordhaya Khasaaraha dadka ay waxyeelado soo gaartay. Isbitaalada Magaalada Kismaayo ayaa la geeyay dhaawacyo badan , [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-13T07:25:03+00:00","og_image":[{"width":536,"height":960,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/","name":"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg","datePublished":"2019-07-13T07:25:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/66420199_361417181439857_135399389467246592_n.jpg","width":536,"height":960},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/weerarkii-hotel-cas-caseey-oo-la-soo-afjaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weerarkii Hotel Cas-caseey oo la soo afjaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130783"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130785,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130783\/revisions\/130785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130784"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}