{"id":130803,"date":"2019-07-13T16:13:59","date_gmt":"2019-07-13T14:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130803"},"modified":"2019-07-13T16:13:59","modified_gmt":"2019-07-13T14:13:59","slug":"saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, iyadoo wafdigan isugu jiraan Saraakiil ciidan iyo Mas\u2019uuliyiin ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Saraakiisha ka socota Qatar ayaa la filayaa inay la kulmaan Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalintio shalay dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Qatar ayaa la sheegay inay dhaqaale ku bixin doonto tababarka la siinayo Ciidamada Ahlusuna oo dhowaan lagu biiriyay Ciidanka xoogga dalka, iyadoo la xareyn doono, kaddib markii si rasmi ah loo diiwaan geliyay.<\/p>\n<p>Diyaaradda nooca Milateriga ayaa Saraakiishan ka dejisay garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, taasoo la sheegay inay aheyd tii u horeysay nooceeda oo ka degta garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb<\/p>\n<p>Qatar ayaa si weyn u taageerta dowladda Federaalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, iyadoo la sheego in taageerada ay siiso ay isugu jirto mid dhaqaale oo toos ah iyo taageero dhanka Milateriga ah.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-130803 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/fb_img_1563021752542\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FB_IMG_1563021752542.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FB_IMG_1563021752542.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FB_IMG_1563021752542-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FB_IMG_1563021752542-768x576.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, iyadoo wafdigan isugu jiraan Saraakiil ciidan iyo Mas\u2019uuliyiin ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Mas\u2019uuliyiin kale. Saraakiisha ka socota Qatar ayaa la filayaa inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130804,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, iyadoo wafdigan isugu jiraan Saraakiil ciidan iyo Mas\u2019uuliyiin ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Mas\u2019uuliyiin kale. Saraakiisha ka socota Qatar ayaa la filayaa inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-13T14:13:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/\",\"name\":\"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-13T14:13:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug, iyadoo wafdigan isugu jiraan Saraakiil ciidan iyo Mas\u2019uuliyiin ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar. Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Mas\u2019uuliyiin kale. Saraakiisha ka socota Qatar ayaa la filayaa inay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-13T14:13:59+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/","name":"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg","datePublished":"2019-07-13T14:13:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67167786_2278657648856420_7233399567041953792_n.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saraakiil-ka-tirsan-dowlada-qatar-oo-tagay-dhuusamareeb-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil ka tirsan Dowlada Qatar oo tagay Dhuusamareeb +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130803"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130803"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130807,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130803\/revisions\/130807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130804"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}