{"id":130820,"date":"2019-07-14T10:02:32","date_gmt":"2019-07-14T08:02:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130820"},"modified":"2019-07-14T10:02:32","modified_gmt":"2019-07-14T08:02:32","slug":"dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/","title":{"rendered":"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay masuuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee sanadkaan ku guuleystay inay xujeyda qaadaan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sidii si wanaagsan loogu adeegi lahaa Xujeyda Somaaliyeed,waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Wasiiradaha Wasaaradaha Awqafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Wasiir kuxigeenka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cismaan Aadan dhuubow ayaa sheegay in sanbadkaan 58 shirkadood ay u tartameen daabulida xujeyda Soomaaliyeed,hayeeshee ay ku guuleysteen 11 shirkadood oo Wasaaradu la Shqeyn doonto.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay sanadkaan sameysay wax ka beddel waxyaabihii ay ka caban jireen dadka Soomaaliyeed ee xujeyda ah,isla markaana uu rajeynayo in lagu guuleysan doono.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa diyaar garowgii ugu dambeyey ugu jirta u adeegidda 11500 oo Xaaji sanadkan,waxayna balan qaaday in ay kormeeri doonta lana xisaabtami doonta Shirkadaha u adeega Xujeyda Soomaliyeed ayuu yiri Wasiir kuxigeenka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-130820-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/DHAGEYSO-Yaa-ku-qasbay-DF-iney-wax-ka-bedel-ku-sameyso-arrimaha.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/DHAGEYSO-Yaa-ku-qasbay-DF-iney-wax-ka-bedel-ku-sameyso-arrimaha.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/DHAGEYSO-Yaa-ku-qasbay-DF-iney-wax-ka-bedel-ku-sameyso-arrimaha.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay masuuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee sanadkaan ku guuleystay inay xujeyda qaadaan. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sidii si wanaagsan loogu adeegi lahaa Xujeyda Somaaliyeed,waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Wasiiradaha Wasaaradaha Awqafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedyada. Wasiir kuxigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay masuuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee sanadkaan ku guuleystay inay xujeyda qaadaan. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sidii si wanaagsan loogu adeegi lahaa Xujeyda Somaaliyeed,waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Wasiiradaha Wasaaradaha Awqafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedyada. Wasiir kuxigeenka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-14T08:02:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"292\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"173\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/\",\"name\":\"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-14T08:02:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg\",\"width\":292,\"height\":173},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon","og_description":"Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaadatay masuuliyiin ka socday shirkadaha u adeega Xujeyda Somaaliyeed ee sanadkaan ku guuleystay inay xujeyda qaadaan. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay sidii si wanaagsan loogu adeegi lahaa Xujeyda Somaaliyeed,waxaana kulanka goobjoog ka ahaa Wasiiradaha Wasaaradaha Awqafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad Goboleedyada. Wasiir kuxigeenka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-14T08:02:32+00:00","og_image":[{"width":292,"height":173,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/","name":"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg","datePublished":"2019-07-14T08:02:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/images.jpg","width":292,"height":173},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-wax-ka-beddel-ku-sameysay-arrimaha-xajka-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Somalia oo wax ka beddel ku sameysay Arrimaha Xajka +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130820"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130820"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130823,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130820\/revisions\/130823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}