{"id":130828,"date":"2019-07-14T10:37:04","date_gmt":"2019-07-14T08:37:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130828"},"modified":"2019-07-14T10:37:04","modified_gmt":"2019-07-14T08:37:04","slug":"akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Maqaaxi kasoo horjeeda Xarunta Inji ee uu ku Shaqeeya Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ee Magalada Dhuusamreeb ee Gobolka Galgaduud kaas oo sida la sheegay geystay khasaaro kala duwan.<\/p>\n<p>Ruux isku-soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu Maqaaxida iskuu qarxiyay,waxaana wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ay sheegeen in qaraxaasi uu ku dhintay Ruuxii ismiidaamiyay,isla markaana ay ku dhaawacmeen ilaa Saddex Ruux sidoo kalena uu burbur xoogan soo gaaray Maqaaxida.<\/p>\n<p>Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Galmudug ee ku sugan Dhuusamareeb ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay,kuwaas oo xiray wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta Inji oo ku dhow goobta uu qaraxa ismiidaamin ah ka dhacay.<\/p>\n<p>Magalada Dhuusamareeb waxa ku sugan Wafdi uu hoggaaminayo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,waxaana weli qaraxaasi ka hadlin Hay\u2019adaha Amniga ee ka howlgalla Magalada Dhuusamareeb.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Maqaaxi kasoo horjeeda Xarunta Inji ee uu ku Shaqeeya Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ee Magalada Dhuusamreeb ee Gobolka Galgaduud kaas oo sida la sheegay geystay khasaaro kala duwan. Ruux isku-soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu Maqaaxida iskuu qarxiyay,waxaana wariyeyaal ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130829,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Maqaaxi kasoo horjeeda Xarunta Inji ee uu ku Shaqeeya Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ee Magalada Dhuusamreeb ee Gobolka Galgaduud kaas oo sida la sheegay geystay khasaaro kala duwan. Ruux isku-soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu Maqaaxida iskuu qarxiyay,waxaana wariyeyaal ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-14T08:37:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-14T08:37:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg\",\"width\":696,\"height\":928},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Maqaaxi kasoo horjeeda Xarunta Inji ee uu ku Shaqeeya Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ee Magalada Dhuusamreeb ee Gobolka Galgaduud kaas oo sida la sheegay geystay khasaaro kala duwan. Ruux isku-soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in uu Maqaaxida iskuu qarxiyay,waxaana wariyeyaal ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-14T08:37:04+00:00","og_image":[{"width":696,"height":928,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/","name":"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg","datePublished":"2019-07-14T08:37:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Qaraxa-696x928.jpg","width":696,"height":928},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-wararkii-ugu-dambeeyay-ee-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130828"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130828"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130830,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130828\/revisions\/130830"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}