{"id":130856,"date":"2019-07-15T10:39:29","date_gmt":"2019-07-15T08:39:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130856"},"modified":"2019-07-15T10:39:29","modified_gmt":"2019-07-15T08:39:29","slug":"alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka"},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Maanta oo Isniin ah hoggaanka Sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa baaq iyo farriin culus loogu diray ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; kuwa Dowlad goboleedyada ka jira dalka.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay Al-Shabaab oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa looga dalbaday Ergada soo dooratay xildhibaannada Golaha Shacabka iyo kuwa Dowlad goboleedyada in mudo 45 Maalmood gudahood ah oo ka bilaabaneysa 15\/7\/2019 kuna Eg 1\/9\/2019 ay iska diiwaangeliyaan goobaha ay maamulaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaa bayaanka lagu sheegay in ergada ay galeen qalad weyn loogana baaha yahay inay kasoo laabtaan,iyada oo loogu hanjabay cidii ka dhega adeegta Amarka Al-Shabaab ay tallaabo ka qaadi doonaan.<\/p>\n<p>Warkaan kasoo baxay Al-Shabaab ayaa imaanaya xilli todobaadkii hore Xildhibaan Maxamed Xuseen (Afaraale) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka uu kulan uu lahaa Golaha Shacabka ka hor sheegay in Ergadii soo dooratay ay u yeereen Al-Shabaab,isla markaana ay jiraan deegaanka Iidaale ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dUsXOOcrJho\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN HOOSE KAQRI BAYAANKA ALSHABAAB<br \/>\n<\/strong><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Baaq-Towbad-keen.pdf\">Baaq Towbad-keen<\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/A-Call-to-Repentance.pdf\">A Call to Repentance<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Maanta oo Isniin ah hoggaanka Sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa baaq iyo farriin culus loogu diray ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; kuwa Dowlad goboleedyada ka jira dalka. Bayaan kasoo baxay Al-Shabaab oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa looga dalbaday Ergada soo dooratay xildhibaannada Golaha Shacabka iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130857,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War kasoo baxay Maanta oo Isniin ah hoggaanka Sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa baaq iyo farriin culus loogu diray ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; kuwa Dowlad goboleedyada ka jira dalka. Bayaan kasoo baxay Al-Shabaab oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa looga dalbaday Ergada soo dooratay xildhibaannada Golaha Shacabka iyo kuwa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-15T08:39:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2732\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/\",\"name\":\"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-15T08:39:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg\",\"width\":2732,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon","og_description":"War kasoo baxay Maanta oo Isniin ah hoggaanka Sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa baaq iyo farriin culus loogu diray ergadii soo dooratay Xildhibaannada Golaha Shacabka &amp; kuwa Dowlad goboleedyada ka jira dalka. Bayaan kasoo baxay Al-Shabaab oo ku qoran luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa looga dalbaday Ergada soo dooratay xildhibaannada Golaha Shacabka iyo kuwa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-15T08:39:29+00:00","og_image":[{"width":2732,"height":1366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/","name":"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg","datePublished":"2019-07-15T08:39:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/55243ebdecad044932fc827e-2732-1366.jpg","width":2732,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-uyeertay-ergadii-soo-dooratay-xildhibaanada-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo uyeertay Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Baarlamaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130856"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130856"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130861,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130856\/revisions\/130861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130857"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}