{"id":130969,"date":"2019-07-16T17:38:48","date_gmt":"2019-07-16T15:38:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=130969"},"modified":"2019-07-16T17:38:48","modified_gmt":"2019-07-16T15:38:48","slug":"dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa.<\/p>\n<p>Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan oo kooxdaasi katirsanaa, waxaana weerarka hogaaminayay Xasan Sheekh Nuur Kalaashi oo loo yaqaan (Zubeyr).<\/p>\n<p>Ninkan ayaa kasoo jeeda Deegaanada maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan beesha Eeley, Zubeyr ayaana Al Shabaab ku biiray sanadkii 2009-kii, isagoona kasoo qeyb qaatay dagaalo iyo weeraro badan oo kooxdaasi fulisay.<\/p>\n<p>Wareysi uu ninkan siiyay Warbaahinta Al Shabaab ayuu ku sheegay in weerarka uu u fulinayo sidii uu u heli lahaa raali ahaanshaha Alaah, waxa uu sidoo kale xusay in uu doonayo in magaciisa lagu daro taariikhda jihaadka ee bariga Afrika.<\/p>\n<p>Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa ku dhintay dad ku dhaw 30-qof oo isugu jiray siyaasiyiin, Wariyaal , Qorbo joog iyo sidoo kale dad kale bulshada magac ku dhax lahaa.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-130969-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Wareysi-lala-yeeshay-Hoggaamiyihii-Raggii-Fuliyay-Weerarkii.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Wareysi-lala-yeeshay-Hoggaamiyihii-Raggii-Fuliyay-Weerarkii.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Dhageyso-Wareysi-lala-yeeshay-Hoggaamiyihii-Raggii-Fuliyay-Weerarkii.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":130794,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-130969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-16T15:38:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/\",\"name\":\"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-16T15:38:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon","og_description":"Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa galabtii jimcaha weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo, waxa ayna halkaasi ku dileen dad badan ay ku jireen masuuliyiin iyo dad kale oo caan ahaa. Weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Cas Caseey ee magaalada Kismaayo waxaa fuliyay dhowr dagaalyahan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-16T15:38:48+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/","name":"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg","datePublished":"2019-07-16T15:38:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/2-71.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ninkii-hoggaaminayay-weerarkii-kismaayo-oo-lawareestayqabiilkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO ninkii hoggaaminayay weerarkii Kismaayo oo lawareestay+qabiilkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130969"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=130969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":130971,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/130969\/revisions\/130971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/130794"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=130969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=130969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=130969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}