{"id":131041,"date":"2019-07-18T02:05:44","date_gmt":"2019-07-18T00:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131041"},"modified":"2019-07-18T02:05:44","modified_gmt":"2019-07-18T00:05:44","slug":"guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/","title":{"rendered":"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa ka kooban 12 Xubnood oo labo ay haween yihiin, iyadoo xubnaha ka dhex muuqday ay isugu jiraan xubno ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Siyaasiyiin hore iyo Mas\u2019uuliyiin horay xilal u soo qabtay.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah xubnaha Guddiga ka dhex muuqda Dr. C\/raxmaan Baadiyow oo ah La Taliyaha Arrimaha Dib u heshiisiinta Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheere) Maxamed Nuur Gacal oo horay Wasiiru Dowle soo noqday iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga ayaa magacaabidooda lagu salleeyay habka awood qeybsiga ee beelaha ku mideysan Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Magacaabida Guddigan ayaa ku soo aaday, iyadoo ay dhamaatay muddo xileedkii Madaxdii Galmudug, iyadoo magaalada Dhuusamareeb ka dhici doonto gogosha Shirweynaha Dib u heshiisiinta iyo doorashada Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Gudiga6.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-131042\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Gudiga6.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"895\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Gudiga6.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Gudiga6-241x300.jpeg 241w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 12 Xubnood oo labo ay haween yihiin, iyadoo xubnaha ka dhex muuqday ay isugu jiraan xubno ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Siyaasiyiin hore iyo Mas\u2019uuliyiin horay xilal u soo qabtay. Waxaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131043,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131041","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 12 Xubnood oo labo ay haween yihiin, iyadoo xubnaha ka dhex muuqday ay isugu jiraan xubno ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Siyaasiyiin hore iyo Mas\u2019uuliyiin horay xilal u soo qabtay. Waxaa ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T00:05:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"629\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/\",\"name\":\"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-18T00:05:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg\",\"width\":629,\"height\":457},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 12 Xubnood oo labo ay haween yihiin, iyadoo xubnaha ka dhex muuqday ay isugu jiraan xubno ku dhow dhow Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha, Siyaasiyiin hore iyo Mas\u2019uuliyiin horay xilal u soo qabtay. Waxaa ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T00:05:44+00:00","og_image":[{"width":629,"height":457,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/","name":"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg","datePublished":"2019-07-18T00:05:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/galmudug.jpg","width":629,"height":457},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-shirweynaha-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-la-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo la magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131041"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131041"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131041\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131044,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131041\/revisions\/131044"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131043"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131041"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131041"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131041"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}