{"id":131045,"date":"2019-07-18T10:59:05","date_gmt":"2019-07-18T08:59:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131045"},"modified":"2019-07-18T10:59:05","modified_gmt":"2019-07-18T08:59:05","slug":"axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/","title":{"rendered":"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor-yimid magacaabidii Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kaasoo uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo su\u2019aal ka keenay qaar ka mid ah xubnaha Guddiga ku jira inay ka shaqeynayaan danta Galmudug.<\/p>\n<p>Axmed Fiqi ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr Sabriye in wasaaraddiisa ay noqotay mid waraaqaheeda sidii la rabo wax loogu soo qorto, isagoo xusay in xubnaha Guddiga dib u heshiisiinta ay intooda badan ka tirsan yihiin Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Dibuheshiisiinta Galmudug lagu sheegay marka laga reebo dhowr qofood, intooda badan waxey ka tirsan yihiin xafiiska RW Kheyre oo mushaari ka yihiin, Ma Galmudug danaheeda ayay ka shaqeynayaan mise danaha Kheyre ka leeyahay Galmudug? waxaan rajaynayaa in aysan horseed u noqon kala geynta dadka Galmudug\u201dayuu yiri Axmed Fiqi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu wax lala yaabo ku tilmaamay in warqad shalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Farmaajo magac ku jiray uu warqadii xalay soo baxdayna ku jiray, kaasoo uu ula jeeday Siyaasiga C\/raxmaan Baadiyow oo ku jira labada Guddi ee magacaabidooda ka soo kala baxay Xafiiska Madaxweynaha iyo Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la yaab leh warqad guddi kale lagu magacaabayo oo shalay ka soo baxdey Xafiiska Madaxweyne Farmaajo magac ku jiray ayaa middii xalay saq dhexe soo baxdeyna ku jiray, waxaa ka muuqata kooxda Villa Somalia in dadkii ay ku kalsoonaayeen ay ku sii yaraanayaan illaa hal qof magaciis meel walba lagu arkay\u201dayuu yiri Mr Fiqi.<\/p>\n<p>Caqabado hor leh ayaa ka taagan dhismaha Maamulka Galmudug, iyadoo Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre uu muddooyinkii u dambeeyay dadaalo badan ka waday deegaanada Galmudug, isagoo tagay deegaano dhowr ah, si uu xal uga helo dhismaha Galmudug lagu mideysan yahay, balse waxaa haatan soo baxaya caqabado kala duwan oo ku hor-gudban dadaalada uu wado Ra\u2019iisul Wasaaruhu, waxaana jira siyaasiyiin iyo waxgaradka qaar ka tirsan beelaha dega Galmudug oo aan ku qanacsaneyn qaabka Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre wax u wado.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor-yimid magacaabidii Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kaasoo uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo su\u2019aal ka keenay qaar ka mid ah xubnaha Guddiga ku jira inay ka shaqeynayaan danta Galmudug. Axmed Fiqi ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr Sabriye in wasaaraddiisa ay noqotay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131046,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor-yimid magacaabidii Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kaasoo uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo su\u2019aal ka keenay qaar ka mid ah xubnaha Guddiga ku jira inay ka shaqeynayaan danta Galmudug. Axmed Fiqi ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr Sabriye in wasaaraddiisa ay noqotay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T08:59:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/\",\"name\":\"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-18T08:59:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hor-yimid magacaabidii Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug, kaasoo uu xalay ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Gudaha, isagoo su\u2019aal ka keenay qaar ka mid ah xubnaha Guddiga ku jira inay ka shaqeynayaan danta Galmudug. Axmed Fiqi ayaa sheegay in Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr Sabriye in wasaaraddiisa ay noqotay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T08:59:05+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/","name":"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","datePublished":"2019-07-18T08:59:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/FIQII.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-fiqi-guddiga-la-magacaabay-intooda-badan-waxay-ka-tirsan-yihiin-xafiiska-rw-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Fiqi \u201cGuddiga la magacaabay intooda badan waxay ka tirsan yihiin Xafiiska RW Kheyre\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131045"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131047,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131045\/revisions\/131047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131046"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}