{"id":131048,"date":"2019-07-18T11:05:31","date_gmt":"2019-07-18T09:05:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131048"},"modified":"2019-07-18T13:02:17","modified_gmt":"2019-07-18T11:02:17","slug":"c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo waxaa siwayn looga dareemayaa Loolanka loogu Jiro Hoggaanka iyo Doorashada Jubbaland, Waxaana Musharixiinta Walaac ka muujinayaan Madaxwayne Axmed Madoobe oo Dhankiisa dadaal ugu jira siduu Xilka u haysan lahaa.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Maxamed (Xidig) oo ka mid ah Musharraxiinta doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa eedeyn culus u jeediyey Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).<\/p>\n<p>Xidig ayaa sheegay in Axmed Madoobe ay u afduuban tahay habraacyadii doorashada iyo nidaamka sugidda amniga, sida uu hadalka u dhigay, Wuxuuna hoosta ka xariiqay in Madaxweynuhu uu ka shaqeynayo kaliya sidii markale loo soo dooraan lahaa.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed (Xidig) ayaa ku baaqay in waddadii saxda aheyd lagu soo celiyo doorashada, haddii kale natiijada ka soo baxda ay ka hor imaan doonaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland oo Axmed Madoobe oo doonaya in markii saddexaad loo doorto xilkani ayaa sanadkan la kulmaya loolan adag iyo culeys uga imaanaya dhinaca dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Bishan Augusto ee soo socoto ayaa la filayaa in doorashada lagu qabto magaalada Xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MZ47uptoYkQ\" width=\"870\" height=\"745\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo waxaa siwayn looga dareemayaa Loolanka loogu Jiro Hoggaanka iyo Doorashada Jubbaland, Waxaana Musharixiinta Walaac ka muujinayaan Madaxwayne Axmed Madoobe oo Dhankiisa dadaal ugu jira siduu Xilka u haysan lahaa. Cabdirashiid Maxamed (Xidig) oo ka mid ah Musharraxiinta doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa eedeyn culus u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131049,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Kismaayo waxaa siwayn looga dareemayaa Loolanka loogu Jiro Hoggaanka iyo Doorashada Jubbaland, Waxaana Musharixiinta Walaac ka muujinayaan Madaxwayne Axmed Madoobe oo Dhankiisa dadaal ugu jira siduu Xilka u haysan lahaa. Cabdirashiid Maxamed (Xidig) oo ka mid ah Musharraxiinta doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa eedeyn culus u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T09:05:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-18T11:02:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"412\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-18T09:05:31+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-18T11:02:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":412},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon","og_description":"Magaalada Kismaayo waxaa siwayn looga dareemayaa Loolanka loogu Jiro Hoggaanka iyo Doorashada Jubbaland, Waxaana Musharixiinta Walaac ka muujinayaan Madaxwayne Axmed Madoobe oo Dhankiisa dadaal ugu jira siduu Xilka u haysan lahaa. Cabdirashiid Maxamed (Xidig) oo ka mid ah Musharraxiinta doorashada dowlad goboleedka Jubbaland, sidoo kalena ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa eedeyn culus u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T09:05:31+00:00","article_modified_time":"2019-07-18T11:02:17+00:00","og_image":[{"width":696,"height":412,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/","name":"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg","datePublished":"2019-07-18T09:05:31+00:00","dateModified":"2019-07-18T11:02:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Xidig-1.jpg","width":696,"height":412},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-doorashada-jubaland-waxaa-af-duubtay-axmed-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-C.rashiid Xidig \u201cDoorashada Jubaland Waxaa Af-duubtay Axmed Madoobe\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131048"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131048"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131061,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131048\/revisions\/131061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}