{"id":131054,"date":"2019-07-18T12:39:36","date_gmt":"2019-07-18T10:39:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131054"},"modified":"2019-07-18T12:39:36","modified_gmt":"2019-07-18T10:39:36","slug":"wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle  oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisa Maaliyadda oo ka mid ahaa Wasiiradii gacanta midig u ahaa.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay markii uu tixgeliyay muhiimadda ay leedahay in isbedel iyo dib u habeyn lagu sameynayo nidaamka Maaliyadeed ee Hirshabeelle xilka looga qaaday Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ahaa Wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p>Xilka Wasiirka Maaliyadda ayaa waxaa loo magacaabay C\/Shakuur Abuukar Xasan oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in sababaha xilka loo qaaday Mr Maxamed Maxamuud Cabdulle ay la xiriirto xiisaddii muddooyinkii la soo dhaafay ka taagneyd Beledweyne ee ka dhalatay xil ka qaadistii Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed iyo arrimo la xiriira lacagaha canshuuraha oo la isku hayay qaabka loo maamulayo.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle ayaa ka jirta xasillooni la\u2019aan xilalka iyo jaanta rogan xaga maamulka, iyadoo uu ka mid yahay maamulada ugu liita ee aan laheyn hey\u2019addo fuliya adeegyada aas aasiga ah ee bulshada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/WAREEGTO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-131055\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/WAREEGTO.jpg\" alt=\"\" width=\"444\" height=\"621\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/WAREEGTO.jpg 444w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/WAREEGTO-214x300.jpg 214w\" sizes=\"(max-width: 444px) 100vw, 444px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisa Maaliyadda oo ka mid ahaa Wasiiradii gacanta midig u ahaa. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay markii uu tixgeliyay muhiimadda ay leedahay in isbedel iyo dib u habeyn lagu sameynayo nidaamka Maaliyadeed ee Hirshabeelle xilka looga qaaday Maxamed Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131056,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131054","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisa Maaliyadda oo ka mid ahaa Wasiiradii gacanta midig u ahaa. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay markii uu tixgeliyay muhiimadda ay leedahay in isbedel iyo dib u habeyn lagu sameynayo nidaamka Maaliyadeed ee Hirshabeelle xilka looga qaaday Maxamed Maxamuud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T10:39:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-18T10:39:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisa Maaliyadda oo ka mid ahaa Wasiiradii gacanta midig u ahaa. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay markii uu tixgeliyay muhiimadda ay leedahay in isbedel iyo dib u habeyn lagu sameynayo nidaamka Maaliyadeed ee Hirshabeelle xilka looga qaaday Maxamed Maxamuud [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T10:39:36+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg","datePublished":"2019-07-18T10:39:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Mdhe3-696x392.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirkiisa-maaliyadda-hirshabeelle-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirkiisa Maaliyadda Hirshabeelle oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131054"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131054"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131054\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131057,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131054\/revisions\/131057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131056"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131054"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131054"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131054"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}