{"id":131062,"date":"2019-07-18T13:09:13","date_gmt":"2019-07-18T11:09:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131062"},"modified":"2019-07-18T13:09:13","modified_gmt":"2019-07-18T11:09:13","slug":"daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday bulshada reer Dhuusamareeb inay soo dhoweeyaan dadka ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisiinta, maadaama ay gogosha taal magaala madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Mr Kheyre ayaa sheegay in loo baahan yahay in waxgaradka reer Dhuusamareeb inay dadka wax tabanaya ay ugu tagaan meel walba iyo deegaanadooda, isla markaana u muujiyaan isu tanaasul.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama aad idinka tihiin dadka fidinaya gogosha, waa in aad dadka soo dhoweysaan, waxaa la rabaa qof walba oo dhib sheegta inaad guryahooda ugu tagtaan, oo degmadooda aad ugu tagtaan oo aad ugu qancisaan tanaasulna u muujisaan\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo hadalkiisa u muuqday mid dareensan caqabadaha soo wajahay dadaalada dib loogu dhisayo Galmudug oo mideysan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aan la isku heysan in Dhuusamareeb ay tahay magaalo madaxda Galmudug, balse la isku heysto sida looga shaqeysan karo inay u ekaato magaalo madax loo siman yahay.<\/p>\n<p>\u201cLa iskuma heysto in Dhuusamareeb ay tahay magaalo madaxda Galmudug, waxaa la isku heystaa malaga shaqeyn siin karaa, taasaa idinka la idinka rabaa, dad soomaaliyeed oo walaalihiina mustaqbalkooda uu ku xiran yahay idinka sida wax u ogolaatiin, idinka sida isugu tanaasushiin\u201dayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FxAPWBRi6Qw\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday bulshada reer Dhuusamareeb inay soo dhoweeyaan dadka ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisiinta, maadaama ay gogosha taal magaala madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb. Mr Kheyre ayaa sheegay in loo baahan yahay in waxgaradka reer Dhuusamareeb inay dadka wax tabanaya ay ugu tagaan meel walba iyo deegaanadooda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131063,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday bulshada reer Dhuusamareeb inay soo dhoweeyaan dadka ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisiinta, maadaama ay gogosha taal magaala madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb. Mr Kheyre ayaa sheegay in loo baahan yahay in waxgaradka reer Dhuusamareeb inay dadka wax tabanaya ay ugu tagaan meel walba iyo deegaanadooda, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T11:09:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"874\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"719\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png\",\"datePublished\":\"2019-07-18T11:09:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png\",\"width\":874,\"height\":719},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday bulshada reer Dhuusamareeb inay soo dhoweeyaan dadka ka qeyb galaya shirweynaha dib u heshiisiinta, maadaama ay gogosha taal magaala madaxda Galmudug ee Dhuusamareeb. Mr Kheyre ayaa sheegay in loo baahan yahay in waxgaradka reer Dhuusamareeb inay dadka wax tabanaya ay ugu tagaan meel walba iyo deegaanadooda, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T11:09:13+00:00","og_image":[{"width":874,"height":719,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/","name":"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png","datePublished":"2019-07-18T11:09:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-28.png","width":874,"height":719},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kheyre-oo-dalab-u-diray-reer-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Kheyre oo dalab u diray reer Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131062"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131064,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131062\/revisions\/131064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131063"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}