{"id":131084,"date":"2019-07-18T22:07:05","date_gmt":"2019-07-18T20:07:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131084"},"modified":"2019-07-18T22:07:05","modified_gmt":"2019-07-18T20:07:05","slug":"senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/","title":{"rendered":"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo inuu colaad gaara u hayo beesha Sanaag, isagoo u diidan awood qeybsigii ay xaqa u lahayd.<\/p>\n<p>Iyadoo Warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayay sheegtay inuu Madaxweyne Farmaajo yahay qof qabyaaalad yaqaan, isagoo hortaagan muddo 2 sano iyo bar ah xilkii safiir ee ay lahayd Beesha Sanaag, waxayna caddeyn u soo qaadatay inuu Beeshiisa u magacaabay laba safiir, halka uu beesha Sanaag u diidan yahay xilkeedii.<\/p>\n<p>Senator Samiira waxay Soomaalida u sheegtay inay been tahay inuusan Farmaajo aqoon qabiil, waxayna caddeysay in dhibaatadda dalka ka jira iyo faragelinta maamul Goboleedyada ku socota uu wado Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne waxaad ogaataa in lagaa waayey wixii laguu qabay, Soomaali oo dhanna waa kugu hungowday.., ma doonayo in Somaliland iyo Somalia ay heshiiso, waxayna ka muuqataa Guddiga uu magacaabay, Puntland faragelin ayuu ku sameeyay, mana rabin in sidaas qurxoon wax u dhacaan..\u201d ayey tiri Senator Samiira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qhkKyF8jgb4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo inuu colaad gaara u hayo beesha Sanaag, isagoo u diidan awood qeybsigii ay xaqa u lahayd. Iyadoo Warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayay sheegtay inuu Madaxweyne Farmaajo yahay qof qabyaaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131085,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo inuu colaad gaara u hayo beesha Sanaag, isagoo u diidan awood qeybsigii ay xaqa u lahayd. Iyadoo Warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayay sheegtay inuu Madaxweyne Farmaajo yahay qof qabyaaalad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-18T20:07:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"895\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"674\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/\",\"name\":\"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png\",\"datePublished\":\"2019-07-18T20:07:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png\",\"width\":895,\"height\":674},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo inuu colaad gaara u hayo beesha Sanaag, isagoo u diidan awood qeybsigii ay xaqa u lahayd. Iyadoo Warbaahinta kula hadashay magaalada Muqdisho ayay sheegtay inuu Madaxweyne Farmaajo yahay qof qabyaaalad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-18T20:07:05+00:00","og_image":[{"width":895,"height":674,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/","name":"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png","datePublished":"2019-07-18T20:07:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-30.png","width":895,"height":674},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/senator-siciido-madaxweyne-farmaajo-waa-qabyaalistevideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Senator Siciido: \u201cMadaxweyne Farmaajo waa qabyaaliste\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131084"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131084"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131086,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131084\/revisions\/131086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}