{"id":131101,"date":"2019-07-19T15:44:49","date_gmt":"2019-07-19T13:44:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131101"},"modified":"2019-07-19T15:44:49","modified_gmt":"2019-07-19T13:44:49","slug":"guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xubiniihii uu dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Fedaraalka Soomaaliya u magacaabay u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Xubnaha wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusmareeb ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Axmed Cali Jimcaale.<\/p>\n<p>Xubnaha guddigan gaaray magaalada Dhuusmareeb ayaa waxaa hoggaaminaya<strong> Prof; Cabdiraxmaan Macalin Cabdullahi Baadiyow<\/strong> oo ah La-taliyaha sare ee Ra\u2019isul wasaaraha Soomaaliya ee Arrimaha Nabadeynta iyo Dib u heshiinta,waxaana ka mid ahaa <strong>Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dhere<\/strong> oo hore xilal ka duwan dalka ugu soo qabtay dalka.<\/p>\n<p>Waxaa haatan sii xoogeysanaya dadaalada lagu doonayo in lagu qabto shir dib uheshiisiin ah magaalada Dhuusamareeb kadibna ay dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah xubiniihii uu dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Fedaraalka Soomaaliya u magacaabay u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Xubnaha wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusmareeb ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Axmed Cali Jimcaale. Xubnaha guddigan gaaray magaalada Dhuusmareeb ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131102,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131101","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah xubiniihii uu dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Fedaraalka Soomaaliya u magacaabay u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Xubnaha wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusmareeb ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Axmed Cali Jimcaale. Xubnaha guddigan gaaray magaalada Dhuusmareeb ayaa waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-19T13:44:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png\",\"datePublished\":\"2019-07-19T13:44:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah xubiniihii uu dhowaan Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumada Fedaraalka Soomaaliya u magacaabay u heshiisiinta beelaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug. Xubnaha wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusmareeb ku soo dhoweeyay mas\u2019uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Axmed Cali Jimcaale. Xubnaha guddigan gaaray magaalada Dhuusmareeb ayaa waxaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-19T13:44:49+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/","name":"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png","datePublished":"2019-07-19T13:44:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Guddiga.png","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug-oo-tagay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga Dib u Heshiisiinta Galmudug oo tagay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131101"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131101"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131103,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131101\/revisions\/131103"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131102"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}