{"id":131136,"date":"2019-07-20T00:41:19","date_gmt":"2019-07-19T22:41:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131136"},"modified":"2019-07-20T00:41:19","modified_gmt":"2019-07-19T22:41:19","slug":"daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/","title":{"rendered":"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwayne Siciid Deni waxaa lagu nacay shanbilood gudahood, madaxdii hore ee Puntland-na sanadka ugu danbeeya ayaa la naci jiray, sidaas waxaa yidhi odayaasha Boosaaso.<\/p>\n<p>\u201cDawladihii hore waxaa la Nici jiray Sanadka u dambeeya, Madaxda puntland waxaan leeyahay 4-tiii Bilood ee ugu horaysay ayaa la idin Nacay, Tallaabo kasta oo aad Qaadaan Nicid ayaa ku Jirta, ee ka Fiirso Madaxwayne oo Afkaaga iyo Dhegahaagu ha Ismaqleen, oo isku miisaan waxaad tidhi Xiligii Ololaha iyo waxaad Samaynayso\u201d.<\/p>\n<p>Puntland ayay sheegeen inay dhibane u Noqotay Xukuumadda hada joogta, Waxaana odayaasha qaar ku baaqeen in xildhibaanadu isbadel keenaan.<\/p>\n<p>\u201cDawladdii dhexe ee dalka wax ka dambeeya oo Daryeel iyo dib u dhis dalka ku sameeya lama arag, Waxaanu Fariin u diraynaa Xildhibaanada Tallo maalin bay idin seegtay, Dalkii waa Aradan yahay, Wadooyinkii waa go\u2019an yihiin, Idinku waad ka baahan tihiin, Rag baad tihiine Tashada oo Ama shacabka Cabudhiya ama Ragga dhibka ku haya wax ka qabta\u201d.<\/p>\n<p>Odayaasha ayaa si adag uga hadlay Masuuliyiin iyo Waxgarad Boosaaso loogu xidhay, kuwaasi oo diiday inay dib u celiyaan Dhaqaalle ay DF Soomaaliya ugu deeqday Jidka dhex-mara Boosaaso.<\/p>\n<p>\u201cHadii aan lasoo dayn wixii ka yimaada Waxaa masuuliyadda Qaadaysa Cidii ka dambaysay, Wax badan ayaa la dulqaatay Dulqaadkii waa dhamaaday, 21-Sanno ayay Puntland dhisan tahay Ciidanka waxaanu leenahay kiina dhaawacnay daryeel ma helo, waxaanu leenahay Ciidanka dadka dhibka ka daaya\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Fsvg_vLBqak\" width=\"803\" height=\"730\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne Siciid Deni waxaa lagu nacay shanbilood gudahood, madaxdii hore ee Puntland-na sanadka ugu danbeeya ayaa la naci jiray, sidaas waxaa yidhi odayaasha Boosaaso. \u201cDawladihii hore waxaa la Nici jiray Sanadka u dambeeya, Madaxda puntland waxaan leeyahay 4-tiii Bilood ee ugu horaysay ayaa la idin Nacay, Tallaabo kasta oo aad Qaadaan Nicid ayaa ku Jirta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131137,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwayne Siciid Deni waxaa lagu nacay shanbilood gudahood, madaxdii hore ee Puntland-na sanadka ugu danbeeya ayaa la naci jiray, sidaas waxaa yidhi odayaasha Boosaaso. \u201cDawladihii hore waxaa la Nici jiray Sanadka u dambeeya, Madaxda puntland waxaan leeyahay 4-tiii Bilood ee ugu horaysay ayaa la idin Nacay, Tallaabo kasta oo aad Qaadaan Nicid ayaa ku Jirta, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-19T22:41:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"831\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"617\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/\",\"name\":\"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png\",\"datePublished\":\"2019-07-19T22:41:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png\",\"width\":831,\"height\":617},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxwayne Siciid Deni waxaa lagu nacay shanbilood gudahood, madaxdii hore ee Puntland-na sanadka ugu danbeeya ayaa la naci jiray, sidaas waxaa yidhi odayaasha Boosaaso. \u201cDawladihii hore waxaa la Nici jiray Sanadka u dambeeya, Madaxda puntland waxaan leeyahay 4-tiii Bilood ee ugu horaysay ayaa la idin Nacay, Tallaabo kasta oo aad Qaadaan Nicid ayaa ku Jirta, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-19T22:41:19+00:00","og_image":[{"width":831,"height":617,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/","name":"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png","datePublished":"2019-07-19T22:41:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-32.png","width":831,"height":617},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-boosaaso-siciid-deni-waxaa-lagu-nacay-5-bilood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Odayaasha Boosaaso \u201cSiciid DENI waxaa lagu nacay 5-Bilood\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131136"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131138,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131136\/revisions\/131138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}