{"id":131140,"date":"2019-07-20T09:33:51","date_gmt":"2019-07-20T07:33:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131140"},"modified":"2019-07-20T09:46:52","modified_gmt":"2019-07-20T07:46:52","slug":"daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in cadaawad aan horay loo arag kala kulmeen Madaxweyne Farmaajo intii uu xilka yimid labo sano ka hor.<\/p>\n<p>Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay quseyn Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, isla markaana labada qodob ee loo xilsaaray Guddigaas aanay midba waxba ka gelin arrimahooda.<\/p>\n<p>\u201cTabashada cidda wax ka tabanaysa iyo walaalaha la joogaa waa inta isaga la joogta ee u shaqaysa, markaa hadday inta isaga u shaqaysaa wax ka tabanayaan isagay u taallaa, laakiin Somaliland intii uu madaxweyne Farmaajo xilka yimi waxa ay kala kulantay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno, kala bixii Somaliland iyo Soomaaliya\u201d ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu dhinac walba ka cunaqabateeyay Somaliland, haddii ay tahay dhaqaale ahaan, bulsho ahaan, siyaasad iyo xoolaha laga dhoofinayo deegaanada Somaliland sida uu yiri.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F2825463230860710%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"735\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in cadaawad aan horay loo arag kala kulmeen Madaxweyne Farmaajo intii uu xilka yimid labo sano ka hor. Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay quseyn Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, isla markaana labada qodob ee loo xilsaaray Guddigaas aanay midba waxba ka gelin arrimahooda. \u201cTabashada cidda wax ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131141,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in cadaawad aan horay loo arag kala kulmeen Madaxweyne Farmaajo intii uu xilka yimid labo sano ka hor. Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay quseyn Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, isla markaana labada qodob ee loo xilsaaray Guddigaas aanay midba waxba ka gelin arrimahooda. \u201cTabashada cidda wax ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-20T07:33:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-20T07:46:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-20T07:33:51+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-20T07:46:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in cadaawad aan horay loo arag kala kulmeen Madaxweyne Farmaajo intii uu xilka yimid labo sano ka hor. Muuse Biixi ayaa sheegay in aanay quseyn Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, isla markaana labada qodob ee loo xilsaaray Guddigaas aanay midba waxba ka gelin arrimahooda. \u201cTabashada cidda wax ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-20T07:33:51+00:00","article_modified_time":"2019-07-20T07:46:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/","name":"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg","datePublished":"2019-07-20T07:33:51+00:00","dateModified":"2019-07-20T07:46:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Biixi-696x464.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-waxaa-aan-kala-kulanay-cadaawad-aan-hore-loo-arag-28-kii-sanno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201dFarmaajo waxaa aan kala kulanay cadaawad aan hore loo arag 28-kii sanno\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131140"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131140"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131147,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131140\/revisions\/131147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}