{"id":131162,"date":"2019-07-20T16:57:45","date_gmt":"2019-07-20T14:57:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131162"},"modified":"2019-07-20T16:57:45","modified_gmt":"2019-07-20T14:57:45","slug":"daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","title":{"rendered":"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa ka soo horjeestay guddigii dib u heshiisiinta Galmudug ee uu dhawaan ku dhawaaqay wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye.<\/p>\n<p>Odayaasha beesha Saleebaan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaudud ayaa gabi ahaan qaadacay ku dhawaaqista guddigaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay sheegeen in aysan maraba ogolaan doonin in gogosha shirka la dhigo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxa ay Odayaashu ka soo saareen qodobo ay ku cambaareynayaan xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxgaradkani ayaa ku eedeeyey Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Khayre inuu uga baxay ballan hore, islamarkaana aysan la dhacsaneyn, sida uu wax ku wado.<\/p>\n<p>Guddiga dib u heshiisiinta Galmdudug oo gaaraya 12 xubnood ayaa waxa ay u badan yihiin xubno ka shaqeeya xafiiska Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, waxaana guddoomiye u ah Cabdiraxmaan Cabdulaahi Macalin Baadiyow oo ah La-Taliyaha sare Ra\u2019iisul wasaaraha ee arrimaha nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>Xaaladda Galmudug ayaa weli cakiran, iyadoo muddo dheer Ra\u2019iisul wasaare Khayre uu ku sugan magaalada Dhuusamareeb, kaas oo xal waara u raadinaya maamulkaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F630980013712453%2Fvideos%2F1666578870152557%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa ka soo horjeestay guddigii dib u heshiisiinta Galmudug ee uu dhawaan ku dhawaaqay wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye. Odayaasha beesha Saleebaan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaudud ayaa gabi ahaan qaadacay ku dhawaaqista guddigaasi. Sidoo kale waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131163,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131162","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa ka soo horjeestay guddigii dib u heshiisiinta Galmudug ee uu dhawaan ku dhawaaqay wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye. Odayaasha beesha Saleebaan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaudud ayaa gabi ahaan qaadacay ku dhawaaqista guddigaasi. Sidoo kale waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-20T14:57:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\",\"name\":\"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-20T14:57:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon","og_description":"Odayaasha dhaqanka Cadaado ayaa ka soo horjeestay guddigii dib u heshiisiinta Galmudug ee uu dhawaan ku dhawaaqay wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye. Odayaasha beesha Saleebaan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaudud ayaa gabi ahaan qaadacay ku dhawaaqista guddigaasi. Sidoo kale waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-20T14:57:45+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/","name":"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg","datePublished":"2019-07-20T14:57:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-5.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-cadaado-oo-diiday-gudiga-dib-u-heshiisiinta-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"daawo:-Odayaasha Cadaado oo diiday gudiga dib u heshiisiinta Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131162"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131162"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131162\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131164,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131162\/revisions\/131164"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131163"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131162"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131162"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131162"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}