{"id":131168,"date":"2019-07-20T20:34:12","date_gmt":"2019-07-20T18:34:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131168"},"modified":"2019-07-20T20:34:12","modified_gmt":"2019-07-20T18:34:12","slug":"daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/","title":{"rendered":"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin<\/p>\n<p>Mashruucaan in muddo ah howshiisa laga soo shaqaynayay waxaa ka faa\u2019idaysan doona 40,000 arday oo ku nool gobolada kala duwan ee Puntland, waxaana sidoo kale uu taageeri doonaa dhinacyada tababarada Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada, Macallimiinta iyo sidoo kale ardayda kuwa baahiyaha gaarka ah ay haystaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Mashruucaan daah-furay ayaa ku dheeraaday muhiimadda uu u leeyahay ardayda Puntland.<\/p>\n<p>\u201cMashruucaan waxaan rajeynaynaa inuu saldhig u noqon doono inaysan marnaba jirin sabab ay ardaydu uga baaqdaan Waxbarashada oo mar walba iyo duruuf walba oo jirta ay la jaan qaadaan Tacliinta\u201d. ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa madaxda Wasaarada Waxbarashada ku booriyay inay si hoose u eegaan Waxbarashada dadka reer guuraaga ah oo kamida ah meelaha la qorsheeyay inay mashruucaan ka faa\u2019idaystaan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweyne Deni ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka dowlada federaalka Somalia oo uu ku eedeeyey iney kala dhantaaleyso shacabka iyo maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowlada Somalia ay lacago soo gelisay gudaha Puntland, iyadoo aan loo soo marin nidaamka Maaliyadeed ee Puntland u yaalla, taasi oo uu ku tilmaamay sharci-darro iney tahay.<\/p>\n<p>Deni ayaa intaa ku daray Puntland ay abaal ku lahayd dhismaha dowladnimada Soomaaliya, isagoo sheegay in ay Puntland lacago ugu deeqi jirtay dowladdii KMG ahayd ee uu hogaaminayey Madaxweyne marxuum C\/llaahi Yuusuf laakiin ay marsiin jirtay nidaam sax ah, taas bedelkeedna ay dowladda dhexe lacagaha Puntland loogu tala-galay marsiineyso wadooyin hareer marsan Maamulka.<\/p>\n<p>\u201cDhaqaalahaas Puntland dad kale uma diri jirin, qabiilana uma diri jirin, ee nidaamka dowliga ah bay ku diri jirtay ee wasaaradda Maaliyadda waxaan aad uga xumahay in dowladda federaalku ay tiraahdo annagaa qeybinayna oo beel beel iyo magaalo magaalo u gaarsiineyna\u201d ayuu yiri Deni.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu sidoo kale ku eedeeyay inay adeegsanayso kicinta dhalinyarada da\u2019yarta ah ee aan weli garaadkoodu buuxsamin si buu yiri ay burburiso maamulka Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/p1uJAuL6X58\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin Mashruucaan in muddo ah howshiisa laga soo shaqaynayay waxaa ka faa\u2019idaysan doona 40,000 arday oo ku nool gobolada kala duwan ee Puntland, waxaana sidoo kale uu taageeri doonaa dhinacyada tababarada Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada, Macallimiinta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin Mashruucaan in muddo ah howshiisa laga soo shaqaynayay waxaa ka faa\u2019idaysan doona 40,000 arday oo ku nool gobolada kala duwan ee Puntland, waxaana sidoo kale uu taageeri doonaa dhinacyada tababarada Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada, Macallimiinta iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-20T18:34:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"599\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/\",\"name\":\"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"datePublished\":\"2019-07-20T18:34:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"width\":760,\"height\":599},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuca Waxbarasho oo ballaaran, kaasoo halku dhigiisu yahay Waxbarashadu yeyna ku seegin Mashruucaan in muddo ah howshiisa laga soo shaqaynayay waxaa ka faa\u2019idaysan doona 40,000 arday oo ku nool gobolada kala duwan ee Puntland, waxaana sidoo kale uu taageeri doonaa dhinacyada tababarada Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada, Macallimiinta iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-20T18:34:12+00:00","og_image":[{"width":760,"height":599,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/","name":"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","datePublished":"2019-07-20T18:34:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","width":760,"height":599},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweynaha-puntland-oo-ku-eedeeyay-dowladda-dhexe-gacan-dhaaf\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Madaxweynaha Puntland oo ku eedeeyay dowladda dhexe gacan dhaaf"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131168"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131170,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131168\/revisions\/131170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}