{"id":131199,"date":"2019-07-21T17:58:02","date_gmt":"2019-07-21T15:58:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131199"},"modified":"2019-07-21T17:58:02","modified_gmt":"2019-07-21T15:58:02","slug":"daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba"},"content":{"rendered":"<p>waxa maanta magaalada Caynaba ee gobolka Sool, ka dhacay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeeday xeer ay shalay ansixiyeen golaha Wakiilada Somaliland.<\/p>\n<p>Dadweynaha reer Caynaba ee mudaharaadayey ayaa waxay iskugu soo baxeen wadooyinka waaweyn ee magaalada Caynaba, kuwaasi oo gebi ahaanba xanibay wadada weyn ee isku xirta gobolada Sool iyo Togdheer.<\/p>\n<p>Dadweynahan ayaa sidoo kale waxay saaka taayiro ku gubeen wadooyin kale oo muhiim ah oo ku yaala badhtanka magaalada Caynaba, iyagoona ku dhawaaqayey ereyo ka dhana Golaha wakiilada iyo Xukuumada Biixi oo ay sheegen iney tahay inuu madaxweynuhu ka dhabeeyo balan-qaad uu usameeyay degmadooda oo uusan ka bixin.<\/p>\n<p>Qaar kamid dadweynaha mudaharaadka dhigayey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan marnaba aqbaleyn darajooyinka cusub ee loo sameeyey gobolada iyo degmooyinka Somaliland oo ay ansixiyeen golahu, taasi oo magaalada Caynaba lagu siiyay darajada \u201cC\u201d, waxayna yiraahdeen:<\/p>\n<p>\u201cCaynaba \u2018C\u2019 uma qalanto, dulmi hore ayaa haystay dulmi kale ma dooneyso, Mudaharaadkana waxanu iclaaminayna ilaa iyo inta aanu ka gun gaareyno, haddii aad ku adkeysataan Caynaba waxay yeelaysa wixii laga hayo\u201d.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu dooneyna in laga dhabeeyo balantii Madaxweynaha uu inoo balan qaaday, Baashe Maxamed oo ku soo baxay codkii gobolka Saraar inuu maanta halka dambe dhigo Caynaba waa nasiibkii, wuxuuna ku soo baxay is xanbaarka Saraar, cid dooratayna majirto\u201d.<\/p>\n<p>Dadweynaha reer Caynaba ayaa sidoo kale waxay carabka ku adkeeyen in Golaha Wakiilladu baal-mareen soo jeedin ballan-qaad uu Madaxweyne Biixi uu hore ugu sameeyay Reer Caynaba, kaasi oo ahaa in Degmada Caynaba laga dhigayo derajada \u2018B\u2019.<\/p>\n<p>Xaalada guud ee magaalada Caynaba ayaa waxa la sheegaya in hadda u muuqato mid degan, kadib markii saaka ay ku waabariisatay Banaanbaxyo waaweyn oo guud ahaanba qabsaday magaalada Caynaba, isla markaana hakad galiyey isku socodkii magaalada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8ars9iGmyZU\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>waxa maanta magaalada Caynaba ee gobolka Sool, ka dhacay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeeday xeer ay shalay ansixiyeen golaha Wakiilada Somaliland. Dadweynaha reer Caynaba ee mudaharaadayey ayaa waxay iskugu soo baxeen wadooyinka waaweyn ee magaalada Caynaba, kuwaasi oo gebi ahaanba xanibay wadada weyn ee isku xirta gobolada Sool iyo Togdheer. Dadweynahan ayaa sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131200,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131199","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"waxa maanta magaalada Caynaba ee gobolka Sool, ka dhacay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeeday xeer ay shalay ansixiyeen golaha Wakiilada Somaliland. Dadweynaha reer Caynaba ee mudaharaadayey ayaa waxay iskugu soo baxeen wadooyinka waaweyn ee magaalada Caynaba, kuwaasi oo gebi ahaanba xanibay wadada weyn ee isku xirta gobolada Sool iyo Togdheer. Dadweynahan ayaa sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-21T15:58:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1197\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/\",\"name\":\"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png\",\"datePublished\":\"2019-07-21T15:58:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png\",\"width\":1197,\"height\":691},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon","og_description":"waxa maanta magaalada Caynaba ee gobolka Sool, ka dhacay mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeeday xeer ay shalay ansixiyeen golaha Wakiilada Somaliland. Dadweynaha reer Caynaba ee mudaharaadayey ayaa waxay iskugu soo baxeen wadooyinka waaweyn ee magaalada Caynaba, kuwaasi oo gebi ahaanba xanibay wadada weyn ee isku xirta gobolada Sool iyo Togdheer. Dadweynahan ayaa sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-21T15:58:02+00:00","og_image":[{"width":1197,"height":691,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/","name":"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png","datePublished":"2019-07-21T15:58:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-37.png","width":1197,"height":691},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mudaharaad-xoogan-oo-gil-gilay-magaalada-caynaba\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Mudaharaad Xoogan Oo Gil-gilay Magaalada Caynaba"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131199"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131199"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131199\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131201,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131199\/revisions\/131201"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131200"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131199"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131199"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131199"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}