{"id":131205,"date":"2019-07-21T21:52:26","date_gmt":"2019-07-21T19:52:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131205"},"modified":"2019-07-21T21:52:26","modified_gmt":"2019-07-21T19:52:26","slug":"atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/","title":{"rendered":"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Jilaaga iyo filim soo saaraha u dhashay Hong Kong ee lagu magacaabo Simon Yam ayaa toorri lala dhacay isagoo masrax kula hadlaya dadweyne isugu yimid munaasabad ka dhacday dalka Shiinaha.<\/p>\n<p>Xiddigan caanka ah, oo kasoo muuqday filimo abaalmarinno ku guuleystay, ayaa marka ay arrintan dhaceysay ku sugnaa magaalada Zhongshan.<\/p>\n<p>Muuqaal lagu shaaciyay barta xiriirka bulshada ee Twitter-ka ayaa muujiyay nin masraxa dhankiisa soo aaday oo kaddibna weerar ku qaaday atooraha.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, maamulaha Mr Yam ayaa sheegay in dhaawacyada jilaaga gaaray aysan ahayn kuwo naftiisa khatar galinaya, isla markiina la dhigay isbitaalka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa toorrida dhowr jeer looga dhuftay caloosha iyo garabka, balse marna ma uusan miyir beelin&#8221;, waxaa sidaas yiri Lester Mo Gee-man oo la hadlayay wargeys kasoo baxa Shiinaha.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaas ku daray: &#8220;Baaritaanno hordhac ah oo la sameeyay ayaa muujiyay in dhaawacyada soo gaaray aysan ahayn kuwo halis ah laakiin dhakhaatiirtu waxaysan wali go&#8217;aan ka gaarin inay qalliin ku sameeyaan iyo inkale&#8221;.<\/p>\n<p>Jilaaga 64 jirka ah ayaa Sabtidii marka uu weerarkan dhacayay ka qeyb galayay xafladda fulitaanka ganacsi cusub oo laga hirgaliyay magaalada Zhongshan.<\/p>\n<p>Muuqaalka la shaaciyay ayaa laga arkay nin si deg deg ah masraxa ku fuulay islamarkiina mindi ula soo baxay jilaaga, kahor inta uusan la dhicin.<\/p>\n<p>Ciidamada ilaalada ah ee goobta ku sugnaa ayaa markiiba faragalin ku sameeyay, waxayna xabsiga u taxaabeen qofka weerarka geystay, sida ay booliska sheegeen.<\/p>\n<p>Muuqaal kale oo ku wareegaya baraha bulshada ayaa lagu arkay Mr Yam oo caloosha ku heysta gacmaha, isagoo codsanaya in isbitaal loola cararo.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama oga sababta weerarka loogu qaaday jilaaga.<\/p>\n<p>Atoorahan ayaa xirfaddiisa jilista filimada billaabay kaddib markii uu in muddo ah ahaa dadka dharka xayeysiiya.<\/p>\n<p>Waxa uu soo jilay filimo laga daba dhacay oo ku baxay luqadda Shiineyska.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn waxa uu ku biiray shirkadda ugu weyn dhinaca filimada ee Hollywood sanadkii 2003-dii.<\/p>\n<p>Filimkiisii ugu horreeyay ee uu Hollywoodka ku daahfuray wuxuu ahaa Lara Croft.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/W_EIixLpq9U\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zY2wJXm3ekE\" width=\"850\" height=\"750\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-131205 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/simanyam-ap-200719\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"620\" height=\"413\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/SimanYam-AP-200719.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/SimanYam-AP-200719.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/SimanYam-AP-200719-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jilaaga iyo filim soo saaraha u dhashay Hong Kong ee lagu magacaabo Simon Yam ayaa toorri lala dhacay isagoo masrax kula hadlaya dadweyne isugu yimid munaasabad ka dhacday dalka Shiinaha. Xiddigan caanka ah, oo kasoo muuqday filimo abaalmarinno ku guuleystay, ayaa marka ay arrintan dhaceysay ku sugnaa magaalada Zhongshan. Muuqaal lagu shaaciyay barta xiriirka bulshada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131206,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jilaaga iyo filim soo saaraha u dhashay Hong Kong ee lagu magacaabo Simon Yam ayaa toorri lala dhacay isagoo masrax kula hadlaya dadweyne isugu yimid munaasabad ka dhacday dalka Shiinaha. Xiddigan caanka ah, oo kasoo muuqday filimo abaalmarinno ku guuleystay, ayaa marka ay arrintan dhaceysay ku sugnaa magaalada Zhongshan. Muuqaal lagu shaaciyay barta xiriirka bulshada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-21T19:52:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/\",\"name\":\"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-21T19:52:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg\",\"width\":680,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Jilaaga iyo filim soo saaraha u dhashay Hong Kong ee lagu magacaabo Simon Yam ayaa toorri lala dhacay isagoo masrax kula hadlaya dadweyne isugu yimid munaasabad ka dhacday dalka Shiinaha. Xiddigan caanka ah, oo kasoo muuqday filimo abaalmarinno ku guuleystay, ayaa marka ay arrintan dhaceysay ku sugnaa magaalada Zhongshan. Muuqaal lagu shaaciyay barta xiriirka bulshada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-21T19:52:26+00:00","og_image":[{"width":680,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/","name":"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg","datePublished":"2019-07-21T19:52:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/simon-yam.jpg","width":680,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/atoore-caan-ah-oo-la-toorriyeeyay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Atoore caan ah oo la toorriyeeyay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131205"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131208,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131205\/revisions\/131208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131206"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}