{"id":131245,"date":"2019-07-22T16:25:52","date_gmt":"2019-07-22T14:25:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131245"},"modified":"2019-07-22T16:27:37","modified_gmt":"2019-07-22T14:27:37","slug":"daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray Wasiirka maaliyadda ee dalka Kenya, Henry Rotich, kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal Musuq maasuq iyo sidoo kale wax isdaba marin.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyada Kenya ayaa isku dhiibay ciidamada booliiska si ay u xiraan, waxaana amarka lagu xiray Wasiirka Maaliyada Kenya Henry Rotich bixiyay Dacwad oogaha guud, Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji oo Wasiirka Dacwad kusoo oogay.<\/p>\n<p>Dacwad oogaha dalka Kenya ayaa Wasiirka iyo masuuliyiin kale oo dowlada katirsan ku eedeeyay lunsashada lacag malaayiin dollar ah iyo sidoo kale bixinta qandaraasyo lacago badan ku baxayeen sifo sharci daro ah lagu bixiyay.<\/p>\n<p>Nuuradiin ayaa sheegay in Wasiirka la xiray uu baalmaray hannaanka bixinta qandaraasyada, kadib markii uu qandaraas malaayiin dollar ah uu siiyay shirkad dhismaha ah oo laga leeyahay Talyaaniga oo xaalad adag ku jirtay.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale sheegay Dacwad oogaha Kenya in baaritaan dheer lagu sameenayo qaabka loo bixiyay lacag gaareysa 170 milyan oo dollar oo ka baxsaneyd heshiis lala galay shirkad la siiyay qandaraaska biya xireenada Keymaha Kamwarer iyo Aror ee Kenya.<\/p>\n<p>Dacwad oogaha ayaa sheegay in lacagtaasi si sharci darro ah lagu bixiyay oo ay iska kaashadeen mas\u2019uuliyiin dowladda ka tirsan iyo shakhsiyaad rayid ah, waxa uuna xusay in lasoo xirayo dadka ku lugta leh kiiskan musuq maasuq.<\/p>\n<p>Masuuliyiin badan oo katirsan dowlada Kenya gaar ahaan Wasaarada Maaliyada iyo shaqsiyaad kale ayaa kiiskan loo xiray, waxaa sidoo kale baaritaano ku socdaan shakhsiyaad kale oo iyana kiiskan ku lug leh.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ww_TLdPmw-o\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Q-MSZYKOMAs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray Wasiirka maaliyadda ee dalka Kenya, Henry Rotich, kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal Musuq maasuq iyo sidoo kale wax isdaba marin. Wasiirka Maaliyada Kenya ayaa isku dhiibay ciidamada booliiska si ay u xiraan, waxaana amarka lagu xiray Wasiirka Maaliyada Kenya Henry Rotich bixiyay Dacwad oogaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131246,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray Wasiirka maaliyadda ee dalka Kenya, Henry Rotich, kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal Musuq maasuq iyo sidoo kale wax isdaba marin. Wasiirka Maaliyada Kenya ayaa isku dhiibay ciidamada booliiska si ay u xiraan, waxaana amarka lagu xiray Wasiirka Maaliyada Kenya Henry Rotich bixiyay Dacwad oogaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-22T14:25:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-22T14:27:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-22T14:25:52+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-22T14:27:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg\",\"width\":768,\"height\":576},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xiray Wasiirka maaliyadda ee dalka Kenya, Henry Rotich, kadib markii lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal Musuq maasuq iyo sidoo kale wax isdaba marin. Wasiirka Maaliyada Kenya ayaa isku dhiibay ciidamada booliiska si ay u xiraan, waxaana amarka lagu xiray Wasiirka Maaliyada Kenya Henry Rotich bixiyay Dacwad oogaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-22T14:25:52+00:00","article_modified_time":"2019-07-22T14:27:37+00:00","og_image":[{"width":768,"height":576,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/","name":"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg","datePublished":"2019-07-22T14:25:52+00:00","dateModified":"2019-07-22T14:27:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Henri.jpg","width":768,"height":576},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiirka-maaliyada-kenya-oo-la-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiirka Maaliyada Kenya oo la xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131245"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131245"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131248,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131245\/revisions\/131248"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131246"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}