{"id":131265,"date":"2019-07-23T10:49:34","date_gmt":"2019-07-23T08:49:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131265"},"modified":"2019-07-23T10:59:52","modified_gmt":"2019-07-23T08:59:52","slug":"daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C\/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo maalintii afaraad ku jira xabsiga.<\/p>\n<p>C\/salaan Bashiir ayaa sheegay in guddigan la dhisay xiligii uu C\/wali Gaas ahaa Madaxweynaha Puntland, ayna waagaas ka codsadeen RW Khayre inuu gacan ka geysto dhismaha jidka Boosaaso taasoo uu ka aqbalay.<\/p>\n<p>Balse waxa uu xusay iney soo daahday lacagtaas ayna ku soo beegantay xili uu taagan yahay amar ka soo baxay madaxda Puntland oo sheegaya ineysan jirin cid qaban karta lacag ka timid dowlada federaalka oo aan la soo marsiinin nidaamka Maaliyada ee maamulka Puntland, ka dib markli sida uu yiri lacago ay soo dirtay dowlada loo gacan geliyey shacab ku sugan Gaalkacyo.<\/p>\n<p>\u201cGuddigan jidka Boosaaso markii ay soo gaartay lacagta waanu u tagnay waxaanuna u sheegnay inuu jiro amar ka soo baxay madaxda sare ee Maamulka oo sheegaya ineysan jirin cid qaban karta lacag aan soo marin heyadaha Maaliyada Maamulka, sidaas awgeedna ay dib u celiyaan lacagta si waddo sharci ah loo soo mariyo, balse waxay inoo sheegeen in qaar ka mid ah lacagtaas ay la isticmaalay oo shaqada guddigaay ku baxday, taasina waxay keentay in la xirxiro\u201d ayuu yiri C\/salaan Bashiir.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Bari ayaa intaas ku daray in haatan lagu howlan yahay xalinta xaalada ka dhalatay masuuliyiinta xiran, isagoo ugu baaqay shacabka gobolka Bari iney is dejiyaan, aysana ku dhaqaaqain waxyaabo lagu burburinayo Maamulka Puntland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKasmaalmedia%2Fvideos%2F696336994151015%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C\/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo maalintii afaraad ku jira xabsiga. C\/salaan Bashiir ayaa sheegay in guddigan la dhisay xiligii uu C\/wali Gaas ahaa Madaxweynaha Puntland, ayna waagaas ka codsadeen RW Khayre inuu gacan ka geysto dhismaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C\/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo maalintii afaraad ku jira xabsiga. C\/salaan Bashiir ayaa sheegay in guddigan la dhisay xiligii uu C\/wali Gaas ahaa Madaxweynaha Puntland, ayna waagaas ka codsadeen RW Khayre inuu gacan ka geysto dhismaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-23T08:49:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-23T08:59:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"963\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"735\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/\",\"name\":\"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png\",\"datePublished\":\"2019-07-23T08:49:34+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-23T08:59:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png\",\"width\":963,\"height\":735},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon","og_description":"Duqa Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari C\/salaan Bashiir ayaa sharaxaad ka bixiyey sababta loo xiray Masuuliyiintii guddiga dib u dhiska wadada Magaalada Boosaaso oo maalintii afaraad ku jira xabsiga. C\/salaan Bashiir ayaa sheegay in guddigan la dhisay xiligii uu C\/wali Gaas ahaa Madaxweynaha Puntland, ayna waagaas ka codsadeen RW Khayre inuu gacan ka geysto dhismaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-23T08:49:34+00:00","article_modified_time":"2019-07-23T08:59:52+00:00","og_image":[{"width":963,"height":735,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/","name":"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png","datePublished":"2019-07-23T08:49:34+00:00","dateModified":"2019-07-23T08:59:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-39.png","width":963,"height":735},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-duqa-boosaaso-oo-sharaxaya-sababta-ay-u-xireen-xubnaha-guddiga-dhismaha-wadada-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Duqa Boosaaso oo sharaxaya sababta ay u xireen Xubnaha Guddiga Dhismaha wadada Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131265"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131265"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131269,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131265\/revisions\/131269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131266"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}