{"id":131280,"date":"2019-07-23T14:11:38","date_gmt":"2019-07-23T12:11:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131280"},"modified":"2019-07-23T14:11:38","modified_gmt":"2019-07-23T12:11:38","slug":"daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/","title":{"rendered":"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka hadlay warbixin uu qoray wargeyska New York Times ee laga leeyahey dalka Mareykanka, oo shaacisay qarax ka dhan ahaa Imaaraadka Carabta oo ay ku lug lahayd Qatar.<\/p>\n<p>Siciid Deni oo daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska New York Times ka qortay qaraxyo Boosaaso ka dhacay ayuu Baarlamanka federaalka ka codsaday in baadhitaanno lagu sameeyo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale ka hadlay sababaha ay u diidaan taageerada DF ee Puntland ee muddooyinkan.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warbixinta New York Times, cod uu helay wargeyska oo ah wada-sheekeysi taleefon, ayaa waxaa laga maqlay, Khalifa Kayed al-Muhanadi oo safiirka Qatar ee Soomaaliya Hassan bin Hamza Hashem ku dhahaya \u201cwaan ognahay cidda ka dambeysay qaraxyada iyo dilalka.\u201d<\/p>\n<p>Al-Muhanadi ayaa sheegay in qaraxyada loo fuliyey \u201csi loogu qasbso Imaaraadka Carabta inay ka cararaan Boosaaso.\u201d<\/p>\n<p>\u201cha cayriyaan Imaaraadka, sidaas darteed ma cusbooneysiin doonaan qanadaraaska [DP World ee dekedda Boosaaso], waxaana qandaraaska keeni doonaa halkan Doxa\u201d ayuu yiri Al-Muhanadi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FZamiirmohali%2Fvideos%2F484180099000230%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"860\" height=\"755\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka hadlay warbixin uu qoray wargeyska New York Times ee laga leeyahey dalka Mareykanka, oo shaacisay qarax ka dhan ahaa Imaaraadka Carabta oo ay ku lug lahayd Qatar. Siciid Deni oo daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska New York Times [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka hadlay warbixin uu qoray wargeyska New York Times ee laga leeyahey dalka Mareykanka, oo shaacisay qarax ka dhan ahaa Imaaraadka Carabta oo ay ku lug lahayd Qatar. Siciid Deni oo daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska New York Times [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-23T12:11:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"599\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/\",\"name\":\"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"datePublished\":\"2019-07-23T12:11:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png\",\"width\":760,\"height\":599},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka hadlay warbixin uu qoray wargeyska New York Times ee laga leeyahey dalka Mareykanka, oo shaacisay qarax ka dhan ahaa Imaaraadka Carabta oo ay ku lug lahayd Qatar. Siciid Deni oo daahfuray bandhigga buugaagata ee Garoowe ayaa ka hadlay warbixin uu wargeyska New York Times [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-23T12:11:38+00:00","og_image":[{"width":760,"height":599,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/","name":"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","datePublished":"2019-07-23T12:11:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-35.png","width":760,"height":599},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-deni-oo-taageeray-warbixin-qatar-ku-eedaysay-qarax-boosaaso-horay-uga-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Madaxweyne Deni Oo taageeray Warbixin Qatar ku eedaysay Qarax Boosaaso horay uga dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131280"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131281,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131280\/revisions\/131281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}