{"id":131300,"date":"2019-07-23T20:52:55","date_gmt":"2019-07-23T18:52:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131300"},"modified":"2019-07-23T20:52:55","modified_gmt":"2019-07-23T18:52:55","slug":"daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/","title":{"rendered":"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Maxamed Axmed cirro Bakaal ayaa ka Warbixiyey Hanjaabada iyo Weerarka loo gaystay, iyadoo Xubno horay uga hadlay Arintiisa ay sheegeen in Somaliland lagu Cunsuriyeey.<\/p>\n<p>\u201cWeerarka la igu soo qaadya wuu jiray, waana wax cad, waxaanu wada soconay Cabdiraxmaan Caydiid, Balse ilaa hada ma Xaqiijin karo cidii ka dambaysay Weerarka, Dadku Erayo Caadifadaysan bay ku hadleen, Hay\u2019adaha amniga ayaa howsha loo gudbiyey.\u201d Ayuu yiDHI<\/p>\n<p>Wuxuu u mahad celiyey dadka taageerada u muujiyey ee ka Xumaadya Gefka loo gaystay \u201cWaxaan leeyahay waad mahadsan tihiin, Hargeisa waa magaaladaydii, aan ku dhashay kuna dhaqmay \u201c,<\/p>\n<p>Ugu dambayntii maxamed Bakaal ayaa ku baaqay in la kala saaro, Fanka iyo Siyaasadda oo uu sheegay inaysan meel-wada gelin.<\/p>\n<p>Weerarka iyo Hanjabaad uu la kulmay ayaa lasheegay inay ka dambaysay kadib markii Fanaanka Maxamed BK laga Baajiyey Bandhigii Nairobi, iyadoona dad arintaasi ka cadhaysan ay Beegsadeen Fannaan Cirro oo deegaan ahaan kasoo jeeda Jigjiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/l5Q5LiMIlFg\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Maxamed Axmed cirro Bakaal ayaa ka Warbixiyey Hanjaabada iyo Weerarka loo gaystay, iyadoo Xubno horay uga hadlay Arintiisa ay sheegeen in Somaliland lagu Cunsuriyeey. \u201cWeerarka la igu soo qaadya wuu jiray, waana wax cad, waxaanu wada soconay Cabdiraxmaan Caydiid, Balse ilaa hada ma Xaqiijin karo cidii ka dambaysay Weerarka, Dadku Erayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131301,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Maxamed Axmed cirro Bakaal ayaa ka Warbixiyey Hanjaabada iyo Weerarka loo gaystay, iyadoo Xubno horay uga hadlay Arintiisa ay sheegeen in Somaliland lagu Cunsuriyeey. \u201cWeerarka la igu soo qaadya wuu jiray, waana wax cad, waxaanu wada soconay Cabdiraxmaan Caydiid, Balse ilaa hada ma Xaqiijin karo cidii ka dambaysay Weerarka, Dadku Erayo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-23T18:52:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"892\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"602\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/\",\"name\":\"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png\",\"datePublished\":\"2019-07-23T18:52:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png\",\"width\":892,\"height\":602},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska Maxamed Axmed cirro Bakaal ayaa ka Warbixiyey Hanjaabada iyo Weerarka loo gaystay, iyadoo Xubno horay uga hadlay Arintiisa ay sheegeen in Somaliland lagu Cunsuriyeey. \u201cWeerarka la igu soo qaadya wuu jiray, waana wax cad, waxaanu wada soconay Cabdiraxmaan Caydiid, Balse ilaa hada ma Xaqiijin karo cidii ka dambaysay Weerarka, Dadku Erayo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-23T18:52:55+00:00","og_image":[{"width":892,"height":602,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/","name":"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png","datePublished":"2019-07-23T18:52:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-44.png","width":892,"height":602},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fanaanka-maxamed-cirro-oo-ka-hadlay-weerarkii-loogu-gaystay-hargeisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Fanaanka Maxamed Cirro oo ka hadlay Weerarkii loogu gaystay Hargeisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131300"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131302,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131300\/revisions\/131302"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}