{"id":131305,"date":"2019-07-24T08:53:23","date_gmt":"2019-07-24T06:53:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131305"},"modified":"2019-07-24T09:04:24","modified_gmt":"2019-07-24T07:04:24","slug":"wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee la qaaday dhamaadkii bishii May ee sanadkan, iyadoo Imtixaanka ay u fariisatay 29,434 Arday oo Imtixaanka ku galay 106 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Imtixaanka ayaa waxaa ku gudbay illaa 22,499, halka ay ku hareen 6935 arday, sida lagu soo bandhigay natiijada rasmiga ah ee ay soo saartay Wasaaradda Waxbarashada.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya C\/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in 10-ka Arday ee ugu horeeya ee gashay kaalmaha koowaad ay heli doonaan deeq waxbarasho oo lacag la\u2019aan ah oo dalka iyo dibadda ah meesha ay doonaan.<\/p>\n<p>Imtixaankan shahaadiga ayaa waxaa bilowgiisa hore waxaa ka dhashay muran, kaddib markii Wasiirka waxbarashada uu ku dhawaaqay markii Imtixaanka oo socday saddex maalin la joojiyay, sababo ku aadan in qishkii Imtixaanka uu baxay, waxaana mar kale dib loo qaaday Imtixaanka 27-kii bishii May.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/V4ENXZip6gA\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/natijo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-131306\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/natijo.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"989\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/natijo.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/natijo-211x300.jpg 211w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee la qaaday dhamaadkii bishii May ee sanadkan, iyadoo Imtixaanka ay u fariisatay 29,434 Arday oo Imtixaanka ku galay 106 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Imtixaanka ayaa waxaa ku gudbay illaa 22,499, halka ay ku hareen 6935 arday, sida lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131310,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131305","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee la qaaday dhamaadkii bishii May ee sanadkan, iyadoo Imtixaanka ay u fariisatay 29,434 Arday oo Imtixaanka ku galay 106 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Imtixaanka ayaa waxaa ku gudbay illaa 22,499, halka ay ku hareen 6935 arday, sida lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-24T06:53:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-24T07:04:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"918\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/\",\"name\":\"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png\",\"datePublished\":\"2019-07-24T06:53:23+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-24T07:04:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png\",\"width\":918,\"height\":697},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee la qaaday dhamaadkii bishii May ee sanadkan, iyadoo Imtixaanka ay u fariisatay 29,434 Arday oo Imtixaanka ku galay 106 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Imtixaanka ayaa waxaa ku gudbay illaa 22,499, halka ay ku hareen 6935 arday, sida lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-24T06:53:23+00:00","article_modified_time":"2019-07-24T07:04:24+00:00","og_image":[{"width":918,"height":697,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/","name":"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png","datePublished":"2019-07-24T06:53:23+00:00","dateModified":"2019-07-24T07:04:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-45.png","width":918,"height":697},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-goodax-oo-shaaciyay-natiijada-imtixaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Wasiir Goodax oo shaaciyay natiijada Imtixaanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131305"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131305"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131312,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131305\/revisions\/131312"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131310"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}