{"id":131328,"date":"2019-07-24T19:36:01","date_gmt":"2019-07-24T17:36:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131328"},"modified":"2019-07-24T19:41:51","modified_gmt":"2019-07-24T17:41:51","slug":"qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha ka dhashay qaraxii halkaas ka dhacay galabta.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maalliyadda ee gobolka Banadir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay howlan tahay badbaadinta dadka ay waxyeelado soo gaartay.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkii galabta ay ku dhinteen 6 ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Seddex Agaasime, inkasta oo ay Caasimada Online xaqiijisay dhimashada 7 qof, waxaana hadda la xaqiijiyey dhimashada guddoomiyaha Shangaani, oo markii hore aan la werin.<\/p>\n<p>Illaa hadda waxaa la xaqiijiyey dhimashada:<\/p>\n<p>1 \u2013 Gudoomiyeyaashii degmada Cabdicasiis, Sabaax Cabdullahi Asad<br \/>\n2 \u2013 Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi<br \/>\n3 \u2013 Guddoomiyihii degmada Shangaani Sahra Markeyzi<br \/>\n4 \u2013 Agaasimaha Nadaafadda gobolka Cabdifataax Cumar Xalane<br \/>\n5 \u2013 Agaasimahii Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere.<br \/>\n5 \u2013 La-taliyaga duqa Muqdishi Avv Xasan Maxamed Sabriye<br \/>\n6 \u2013 Agaasimaha qorsheynta deegaanka dowladda hoose, Ijineer Shuuriye.<\/p>\n<p>Wasiirka waxa uu sheegay in sidoo kale ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo Guddoomoyiyaha gobolka Benadir iyo Guddoomiyeyaal degmooyin kuwaasi oo dhaqaatiirta ay xaaladooda caafimaad la tacaaleen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiir Maareeye waxa uu sheegay in Hay\u2019adaha Ammaanka ay wadaan baaritaan ku aadan falka dhacay islamarkaana ay faah faahin dib kasoo sheegi doonaan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-131328 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/67083623_620030531838994_427759123270991872_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67083623_620030531838994_427759123270991872_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67083623_620030531838994_427759123270991872_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67083623_620030531838994_427759123270991872_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/67100551_620025838506130_716552981952069632_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"720\" height=\"480\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67100551_620025838506130_716552981952069632_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67100551_620025838506130_716552981952069632_n.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67100551_620025838506130_716552981952069632_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/67573297_620025935172787_2322277843305758720_n\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"640\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67573297_620025935172787_2322277843305758720_n.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67573297_620025935172787_2322277843305758720_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67573297_620025935172787_2322277843305758720_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/67573297_620025935172787_2322277843305758720_n-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha ka dhashay qaraxii halkaas ka dhacay galabta. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131334,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131328","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha ka dhashay qaraxii halkaas ka dhacay galabta. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-24T17:36:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-24T17:41:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/\",\"name\":\"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-24T17:36:01+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-24T17:41:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon","og_description":"Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha ka dhashay qaraxii halkaas ka dhacay galabta. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-24T17:36:01+00:00","article_modified_time":"2019-07-24T17:41:51+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/","name":"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg","datePublished":"2019-07-24T17:36:01+00:00","dateModified":"2019-07-24T17:41:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/page-6.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-ah-gudoomiyeyaasha-degmooyinka-oo-ku-dhintay-qaraxa-xarunta-dowladda-hoose\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha degmooyinka oo ku dhintay Qaraxa xarunta dowladda Hoose"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131328"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131328"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131335,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131328\/revisions\/131335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}