{"id":131424,"date":"2019-07-27T10:26:16","date_gmt":"2019-07-27T08:26:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131424"},"modified":"2019-07-27T10:26:16","modified_gmt":"2019-07-27T08:26:16","slug":"c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/","title":{"rendered":"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho"},"content":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay sameysan doonaan guddi doorasho oo ka madax banaan kan Jubbaland ee Shaqada doorashadda ku howlan.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay kaga hortagayaan shaqooyinka ay waddaan Guddiga doorashooyinka Jubbaland.<\/p>\n<p>Waxaa uu ku eedeeyay in ay sameynayaan eex oo ay taageerayaan kaliyah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe.<\/p>\n<p>Guddiggaan doorashooyinka Jubbaland ayuu sheegay xildhibaan Xidig in dhammaan ay kasoo horjeeddaan Odayaasha dhaqanka Jubbaland, islamarkaaana ay soo xuleen Odayaal aan sax aheyn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay sameysan doonaan guddi doorasho oo ka madax banaan kan Jubbaland ee Shaqada doorashadda ku howlan. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay kaga hortagayaan shaqooyinka ay waddaan Guddiga doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131425,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay sameysan doonaan guddi doorasho oo ka madax banaan kan Jubbaland ee Shaqada doorashadda ku howlan. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay kaga hortagayaan shaqooyinka ay waddaan Guddiga doorashooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-27T08:26:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/\",\"name\":\"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-27T08:26:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay sameysan doonaan guddi doorasho oo ka madax banaan kan Jubbaland ee Shaqada doorashadda ku howlan. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay waddaan dadaallo ay kaga hortagayaan shaqooyinka ay waddaan Guddiga doorashooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-27T08:26:16+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/","name":"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg","datePublished":"2019-07-27T08:26:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XIDIG.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-rashiid-xidig-oo-yiri-waxaan-sameysanaynaa-guddi-doorasho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/rashiid Xidig oo yiri waxaan sameysanaynaa Guddi doorasho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131424"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131426,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131424\/revisions\/131426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131425"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}