{"id":131466,"date":"2019-07-27T22:49:38","date_gmt":"2019-07-27T20:49:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131466"},"modified":"2019-07-27T22:54:45","modified_gmt":"2019-07-27T20:54:45","slug":"daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/","title":{"rendered":"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta"},"content":{"rendered":"<p>Xaalada magaalada Ceerigaabo ayaa laga dareemayaa Kacsanaan, waxaana Gudaha magaalada Lasoo dhoobay Ciidamo Tiro badan.<\/p>\n<p>Arintan ayaa ka dambaysay Kadib markii uu dagaal mar kale dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caare.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay hal askari oo ciidanka Somaliland ayaa ku dhaawacmay dagaal saaka ku dhex maray deegaanka Karinka ee degmada Ceerigaabo, jabhadda Korneyl Caarre iyo ciidamada Somaliland.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid ka dib markii jabhadda korneyl Caarre ay shalay ka guureen goobtii hore ee ay deganaayeen una guureen degaankan cusub oo uu ku yaallo jidka muhiimka ah ee Tabca.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka u dhexeeya Jabhada Dulmi-diid iyo Ciidamada Somaliland weli wuu socdaa, Waxaa jira dhimasho iyo dhaawac Ciidamada Somaliland ah oo la keenay Cisbitaalka Ceerigaabo, gaadhigii Abaanduulaha Ciidamada Somaliland ayaa isna ka dhacay Laagaga.\u201d Ayuu yidhi Wariye Cabdirisaaq Terra oo ka hadlayey Xaalada kasoo cusboontay gobolka sanaag.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tkWCQiZD4f8\" width=\"860\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada magaalada Ceerigaabo ayaa laga dareemayaa Kacsanaan, waxaana Gudaha magaalada Lasoo dhoobay Ciidamo Tiro badan. Arintan ayaa ka dambaysay Kadib markii uu dagaal mar kale dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caare. Inta la xaqiijiyay hal askari oo ciidanka Somaliland ayaa ku dhaawacmay dagaal saaka ku dhex maray deegaanka Karinka ee degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131467,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada magaalada Ceerigaabo ayaa laga dareemayaa Kacsanaan, waxaana Gudaha magaalada Lasoo dhoobay Ciidamo Tiro badan. Arintan ayaa ka dambaysay Kadib markii uu dagaal mar kale dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caare. Inta la xaqiijiyay hal askari oo ciidanka Somaliland ayaa ku dhaawacmay dagaal saaka ku dhex maray deegaanka Karinka ee degmada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-27T20:49:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-07-27T20:54:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"793\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"581\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/\",\"name\":\"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png\",\"datePublished\":\"2019-07-27T20:49:38+00:00\",\"dateModified\":\"2019-07-27T20:54:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png\",\"width\":793,\"height\":581},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon","og_description":"Xaalada magaalada Ceerigaabo ayaa laga dareemayaa Kacsanaan, waxaana Gudaha magaalada Lasoo dhoobay Ciidamo Tiro badan. Arintan ayaa ka dambaysay Kadib markii uu dagaal mar kale dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Kuwa Jabhada uu Hogaamiyo Kornayl Caare. Inta la xaqiijiyay hal askari oo ciidanka Somaliland ayaa ku dhaawacmay dagaal saaka ku dhex maray deegaanka Karinka ee degmada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-27T20:49:38+00:00","article_modified_time":"2019-07-27T20:54:45+00:00","og_image":[{"width":793,"height":581,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/","name":"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png","datePublished":"2019-07-27T20:49:38+00:00","dateModified":"2019-07-27T20:54:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Skjermbilde-56.png","width":793,"height":581},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kornayl-caare-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Kornayl Caare Oo kahadlay dagaalkii maanta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131466"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131466"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131470,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131466\/revisions\/131470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131467"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}