{"id":131475,"date":"2019-07-28T09:23:52","date_gmt":"2019-07-28T07:23:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131475"},"modified":"2019-07-28T09:23:52","modified_gmt":"2019-07-28T07:23:52","slug":"wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo, isagoo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland, inkastoo aanu weli si rasmi ah ugu dhawaaqin.<\/p>\n<p>Safarka uu maanta Wasiir Oomaar ku tagayo Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo khamiistii la soo dhaafay go\u2019aan ay soo saareen Golaha Wasiirada Jubbaland lagu hakiyay safarada Mas\u2019uuliyiinta dowladda Federaalka, gaar ahaan Xukuumadda ku imaanayaan Kismaayo iyo wada shaqeyntii dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Lama oga sida ay u saameyn doonto go\u2019aankaas Wasiir Oomaar, inkastoo uu ka mid yahay Musharaxiinta ugu cad cad ee u taagan xilka Madaxweynaha, isla markaana ah Musharax ay taageereyso dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa iyana la ogeyn saameynta uu ku yeelan karo shuruudihii dhowaan ay soo saareen Guddiga doorashooyinka ee ku aadan Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland<\/p>\n<p>Wararka saaka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ammaanka magaalada si aad ah loo adkeeyay, laguna wado in Wafdi ka socda Taliska AMISOM ay iyana gaaraan magaalada.<\/p>\n<p>Kismaayo ayaa isu diyaarineysa doorashooyin xasaasi ah oo isha lagu haayo, iyadoo dhowaan Guddiga Doorashada ay waqti kordhin ku sameeyeen waqtiga diiwaan gelinta Musharaxiinta, waxaana weli is diiwaan gelin inta badan Musharaxiintii is bedel doonka aheyd ee sida weyn uga soo horjeeda Madaxweyne Axmed Madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo, isagoo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland, inkastoo aanu weli si rasmi ah ugu dhawaaqin. Safarka uu maanta Wasiir Oomaar ku tagayo Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo khamiistii la soo dhaafay go\u2019aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131476,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo, isagoo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland, inkastoo aanu weli si rasmi ah ugu dhawaaqin. Safarka uu maanta Wasiir Oomaar ku tagayo Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo khamiistii la soo dhaafay go\u2019aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-28T07:23:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"599\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/\",\"name\":\"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-28T07:23:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg\",\"width\":696,\"height\":599},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo, isagoo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jubbaland, inkastoo aanu weli si rasmi ah ugu dhawaaqin. Safarka uu maanta Wasiir Oomaar ku tagayo Kismaayo ayaa ku soo aadaya, iyadoo khamiistii la soo dhaafay go\u2019aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-28T07:23:52+00:00","og_image":[{"width":696,"height":599,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/","name":"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg","datePublished":"2019-07-28T07:23:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/wasiir-duulista-696x599.jpg","width":696,"height":599},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-oomaar-oo-maanta-kismaayo-tagaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Oomaar oo maanta Kismaayo tagaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131475"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131477,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131475\/revisions\/131477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131476"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}