{"id":131478,"date":"2019-07-28T09:27:04","date_gmt":"2019-07-28T07:27:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131478"},"modified":"2019-07-28T09:27:04","modified_gmt":"2019-07-28T07:27:04","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay"},"content":{"rendered":"<p>Xiisadaan dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland iyo kuwa uu hoggaaminayo Korneel Caare oo horay uga mid ahaa Ciidamada Soomaaliland,waxaana ay saakay ka taagan tahay deegaan duleedka ka ah Magaalada Ceerigaabo.<\/p>\n<p>Shalay gelinkii hore ayaa dagaal culus waxaa uu Ciidamada soomaaliland iyo kuwa Korneel Caare uu ku dhexmaray deegaanka Karinka ee jidka Tabca ee Woqooyiga Ceerigaabo, iyada oo dagaalkaas ay labada dhinac guulo ka sheegteen.<\/p>\n<p>Wararka saakay la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in xaalada deegaankii lagu dagaalamay weli laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhaxeysa labada dhinac sidoo kalena mararka qaar la maqlayo rasaas goos goos ah.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Jabhadda uu hoggaamiyo Siciid Cawil Jaamac (Caarre) ayaa sheegay in dagaalkii shalay ay ka gaareen guulo waaweyn,isla markaana Ciidamadooda ay Soomaaliland kala wareegeemn deegaano dhowr ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay dagaalka Ciidamada Soomaaliland iyo Jabhadda Korneel Caare ku dhexmaray duleedka Ceerigaabo ayaa sheegay in Arrinta ka taagan Magalada Ceerigaabo ay nabad ku dhamaan doonto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiisadaan dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland iyo kuwa uu hoggaaminayo Korneel Caare oo horay uga mid ahaa Ciidamada Soomaaliland,waxaana ay saakay ka taagan tahay deegaan duleedka ka ah Magaalada Ceerigaabo. Shalay gelinkii hore ayaa dagaal culus waxaa uu Ciidamada soomaaliland iyo kuwa Korneel Caare uu ku dhexmaray deegaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131438,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131478","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiisadaan dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland iyo kuwa uu hoggaaminayo Korneel Caare oo horay uga mid ahaa Ciidamada Soomaaliland,waxaana ay saakay ka taagan tahay deegaan duleedka ka ah Magaalada Ceerigaabo. Shalay gelinkii hore ayaa dagaal culus waxaa uu Ciidamada soomaaliland iyo kuwa Korneel Caare uu ku dhexmaray deegaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-28T07:27:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"407\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/\",\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg\",\"datePublished\":\"2019-07-28T07:27:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg\",\"width\":640,\"height\":407},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon","og_description":"Xiisadaan dagaal ayaa waxaa ay u dhaxeeysaa Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliland iyo kuwa uu hoggaaminayo Korneel Caare oo horay uga mid ahaa Ciidamada Soomaaliland,waxaana ay saakay ka taagan tahay deegaan duleedka ka ah Magaalada Ceerigaabo. Shalay gelinkii hore ayaa dagaal culus waxaa uu Ciidamada soomaaliland iyo kuwa Korneel Caare uu ku dhexmaray deegaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-28T07:27:04+00:00","og_image":[{"width":640,"height":407,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/","name":"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg","datePublished":"2019-07-28T07:27:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/ciidamada-puntland-tukaraq1-640x407.jpg","width":640,"height":407},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-dagaalkii-shalay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii shalay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131478"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131479,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131478\/revisions\/131479"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131438"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}