{"id":131488,"date":"2019-07-28T13:23:18","date_gmt":"2019-07-28T11:23:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131488"},"modified":"2019-07-28T13:23:18","modified_gmt":"2019-07-28T11:23:18","slug":"diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/","title":{"rendered":"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo dowladda Soomaaliya ay u dirtay deegaanada Galmudug ayaa mar kale saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho oo ay markii hore diyaarado looga daabulay, waxaana celintooda ay timid kadib markii Ahlusuna Ciidamo fara badan ay dhigteen garoomada diyaaradaha ay maamulaan.<\/p>\n<p>Askartan oo 100 ka badan ayaa lagu celiyay Hawada, waxaana qorshahooda uu ahaa inay ka degtaan magaalooyinka Cadaado ama Gaalkacyo, si ay safar dhanka dhulka ah ugu soo galaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.<\/p>\n<p>Laakiin Kheyre ayaa amray inay Muqdisho dib ugu laabtaan, maadaama ay is bedeshay xaaladda.<br \/>\nRa\u2019iisul Wasaare Kheyre iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa la soo sheegayaa inay xalay isla qaateen in askar tira yar la geeyo magaalada Dhuusamareeb, laguna biiriyo askarta Ahlusuna, si ay wadajir u xaqiijiyaan ammaanka goobaha ay ka dhacayaan doorashada.<\/p>\n<p>Balse waxaa saaka lagu soo toosay, iyadoo garoonka Ugaas Nuur ay Ahlusuna ku xiratay qoriga Zuuga loo yaqaan, iyagoo ku hanjabay inay burburin doonaan diyaaradii Ciidamo sida ee magaalada soo caga dhigata, waana taa mida keentay in askarta dib loogu soo celiyo Muqdisho.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sare u sii qaaday khilaafka Xukuumada iyo Ahlusuna, waxaana laga cabsi qabaa in magaalada uu ka qarxo dagaal, maadaama Ciidamo kala duwan ay isla joogaan, iyadoo ay socdaan kulamo wajiyo kala duwan leh oo salka ku haya xiisada taagan.<\/p>\n<p>Ahlusuna ayaa dareensan in hadii askar la geeyo xarunta gobolka Galgaduud ay meesha ka bixi karto saameyntooda, waxaana ay la cabsi qabaan in haddii amniga magaalada lagala wareego ay dhacdo si la mid ah tii ka dhacday Baydhabo bishii December, xilligaasoo ciidamo la geeyay magaaladaas oo ka qeyb qaadanayay sugida amniga doorashadii Koofur Galbeed ay xireen Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa Musharaxiinta, isla markaana xariggiisa ay sababtay rabshado dad badan ku dhinteen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo dowladda Soomaaliya ay u dirtay deegaanada Galmudug ayaa mar kale saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho oo ay markii hore diyaarado looga daabulay, waxaana celintooda ay timid kadib markii Ahlusuna Ciidamo fara badan ay dhigteen garoomada diyaaradaha ay maamulaan. Askartan oo 100 ka badan ayaa lagu celiyay Hawada, waxaana qorshahooda uu ahaa inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamo dowladda Soomaaliya ay u dirtay deegaanada Galmudug ayaa mar kale saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho oo ay markii hore diyaarado looga daabulay, waxaana celintooda ay timid kadib markii Ahlusuna Ciidamo fara badan ay dhigteen garoomada diyaaradaha ay maamulaan. Askartan oo 100 ka badan ayaa lagu celiyay Hawada, waxaana qorshahooda uu ahaa inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-28T11:23:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"385\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/\",\"name\":\"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png\",\"datePublished\":\"2019-07-28T11:23:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png\",\"width\":696,\"height\":385},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon","og_description":"Ciidamo dowladda Soomaaliya ay u dirtay deegaanada Galmudug ayaa mar kale saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho oo ay markii hore diyaarado looga daabulay, waxaana celintooda ay timid kadib markii Ahlusuna Ciidamo fara badan ay dhigteen garoomada diyaaradaha ay maamulaan. Askartan oo 100 ka badan ayaa lagu celiyay Hawada, waxaana qorshahooda uu ahaa inay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-28T11:23:18+00:00","og_image":[{"width":696,"height":385,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/","name":"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png","datePublished":"2019-07-28T11:23:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/large-696x385.png","width":696,"height":385},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-ciidamo-u-waday-dhuusamareeb-oo-la-soo-celiyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad Ciidamo u waday Dhuusamareeb oo la soo celiyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131488"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131490,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131488\/revisions\/131490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131489"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}