{"id":131494,"date":"2019-07-28T19:57:48","date_gmt":"2019-07-28T17:57:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=131494"},"modified":"2019-07-28T19:57:48","modified_gmt":"2019-07-28T17:57:48","slug":"gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/","title":{"rendered":"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa"},"content":{"rendered":"<p>Guddigii uu 24-kii bishan Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa warbixin hordhac ah oo ku saabsan waxyaabiihii u qabsoomay labadii maalmood ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Waxaa la xaqiijiyey ilaa hadda dhimashada toban (10) qof iyo dhaawac gaaraya illaa 9 ruux oo uu ku jiro Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxaa la helay liiska dhaawaca xaaladoodu aadka u liidato ee u baahan daryeel caafimaad oo dibedda ah, xamilina kara safar dibedda ah oo gaaraya 6 qof.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale looga faa\u2019iiday fursadda imaanshaha diyaaradda dhaawacyadii shacab kale oo caafimaadkooda dalka wax looga qaban waayey kuwaas oo wax ku noqday Kismaayo (3), Muqdisho (2) iyo Boosaaso (1). Sidaasi darteed isu-geyn waxaa la qaaday 12 qof oo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Waxaa isla habeenkiiba loo sameeyey baasaboorro ay ku safraan dhaawaca la qaadayo iyo dadka la safraya ee aan lahayn baasabooro.<\/p>\n<p>DHIMASHADA : Tirada Dhimashada la Xaqiijiyay waa 10<\/p>\n<p>Waxaa la qorsheyeey sidii loo heli lahaa xiriirka ehelada dadka geeriyoodey, lala wadaagay, lagalana tashtay tacsida, qorshaha iyo goobta salaadda iyo duugta.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee waxaa lagu aasey 9 kamid ah dadka geeriyoodey goobihii loo qorsheeyey.<\/p>\n<p>GABAGABO : Inkasta oo qeybtii hore ee gurmadka degdegga ee Guddiga ay soo dhammaatay, haddana warbixinta uu gudbiyay madaxda sare ee dalka wuxuu ku taliyay.<\/p>\n<p>In hay\u2019adaha ammaanka ay si degdeg ah u soo gudbiyaan natiijada baaritaankooda si loo ogaado sida ay wax u dhaceen.<\/p>\n<p>In lala xisaabtamo ciddii lagu helo inay qeyb ka ahayd shirqoolka ama ka gaabisay mas\u2019uuliyaddii saarneyd.<\/p>\n<p>In kulan duco ah loo sameeyo mas\u2019uuliyiintii ku shahiiday qaraxa.<\/p>\n<p>In meel lagu ogaado Xaasaska iyo Carruurtii ay ka tageen shuhadada.<\/p>\n<p>In guud ahaan la kordhiyo diyaar-garowga dal ahaaneed ee xaaladaha noocan oo kale ah, loona sameeyo qorshe dhammeystiran oo isugu jira ka-hor-tag iyo la-tacaalid intaba.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ugu dambeyntii u mahadceliyay dalka Qatar oo so degdeg ah gurmad ugu soo fidiyay dhaawacyadii qaraxan. Wuxuu sidoo kale Guddigu u mahadceliyay madaxda ugu sarreysa dalka sida Madaxweynaha, Ra\u2019iisul-waasaaraha iyo Ra\u2019iisul-wasaare ku-xigeenka oo iyagu saacad saacad ula socday hawlaha Guddiga iyo sidii loogu fududeyn lahaa hawlahooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddigii uu 24-kii bishan Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa warbixin hordhac ah oo ku saabsan waxyaabiihii u qabsoomay labadii maalmood ee la soo dhaafay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":131495,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-131494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddigii uu 24-kii bishan Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa warbixin hordhac ah oo ku saabsan waxyaabiihii u qabsoomay labadii maalmood ee la soo dhaafay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-07-28T17:57:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/\",\"name\":\"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-07-28T17:57:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon","og_description":"Guddigii uu 24-kii bishan Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa dhaawacyada ka dhashay qaraxa, waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa warbixin hordhac ah oo ku saabsan waxyaabiihii u qabsoomay labadii maalmood ee la soo dhaafay. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-07-28T17:57:48+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/","name":"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg","datePublished":"2019-07-28T17:57:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/XAM.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudigii-loo-xil-saaray-qaraxii-xarunta-gobolka-banaadir-oo-shaaciyay-tirada-rasmiga-ah-ee-ku-geeriyootay-qaraxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudigii loo Xil-saaray Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo shaaciyay tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay qaraxa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=131494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":131496,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/131494\/revisions\/131496"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/131495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=131494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=131494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}